SNU social science alumni Association

SNU social science alumni Association Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SNU social science alumni Association, Education, JUS, KM4, Mogadishu.

👏👏 Hambalyo iyo Duco 🤲🤲Asc Akhyaarta sharafta leh subax wanaagsan Aroorya suuban maalin wanaagsan.Salaan ka dib, waxaan ...
01/09/2026

👏👏 Hambalyo iyo Duco 🤲🤲

Asc Akhyaarta sharafta leh subax wanaagsan Aroorya suuban maalin wanaagsan.

Salaan ka dib, waxaan halkan ugu Hambalyeyneynaa islamarkaana ugu duceeyneynaa walaalaha kala ah Ali Maxamud Madaxa Xiriirka dadweynaha iyo Isgaarsiinta ee Qalin-jebiyaasha Kulliyadda Culuumta Bulshada ee JUS, Yaxye Mohamed iyo Hussein Abdullahi Ibrahim oo dhowaan ka mid noqday ardaydii nasiibka u heley deeqda waxbarasho saakana safar u ah dalka dibadiisa ah uga amabaxaya dalka Shiinaha.

Waxaa anigoo ku hadlaya magaca Akhiyaarta halkaan ku mideysan leeyahay Nabad ku taga Ilaahay ha idin ku Nabad yeelyo inta aad halkaas joogtidna.🤲🤲🤲

12/08/2026

HADDA CODSO–ABUUR INITIATIVE 2026 WUU FURAN YAHAY…

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay shaacinaysaa furitaanka codsiyada Barnaamijka ABUUR Initiative 2026 Wejigiisa 1aad.

ABUUR Initiative waa barnaamij soconaya 12 bilood, kaas oo loogu talagalay kobcinta hal-abuurka iyo ganacsiga ardayda, laguna taageerayo inay fikradaha hal-abuurka leh ee ardayda u beddelaan fursado ganacsi oo la hirgelin karo.

Codsigu wuxuu xirmayaa: 25 Agoosto 2026.
Codso hadda oo kuji link-ga hoose:

https://forms.cloud.microsoft/r/GFD5gyDVCz

ABUUR Initiative 2026-Fikraddaada u Beddel Fursad Ganacsi!

12/08/2026
20/07/2026
20/07/2026
Jimca wanaagsan Jaalayaal 👏👏Hambalyo Hambalyo 👏👏 Guddoomiyaha Naadiga Qalin-jebiyaasha Kulliyadda Culuumta Bulshada Mr. ...
17/07/2026

Jimca wanaagsan Jaalayaal

👏👏Hambalyo Hambalyo 👏👏

Guddoomiyaha Naadiga Qalin-jebiyaasha Kulliyadda Culuumta Bulshada Mr. Iman Abdirahman Abdi Waxaan uu halkaan Hambalyo diiran uga dirayaa Xukuumadda cusub ee Naadiga Qalin-jebiyaasha Kulliyadda Culuumta Bulshada ee Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed.

Waxaa uuna Alle uga baryey inuu ku asturo xilka loo magacaabay.

Wuxuuna u rajeeyey guulo badan🤲

Address

JUS, KM4
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SNU social science alumni Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share