29/06/2026
π’ BAAQ KA SOCDA MIDOWGA ARDAYDII SANNAD-DUGSIYEEDKA 2016β2017
Waxaa baaq loo dirayaa dhammaan ardaydii sannad-dugsiyeedka 2016β2017 ee ay duruufihii adkaa ee xilligaas dalka ka jiray u saamixi waayeen inay galaan imtixaankii Federaalka.
Waxaan idinka codsaneynaa inaad nagu soo biirtaan si aan cod mideysan u yeelanno, xogta isu dhaafsanno, ugana wada shaqeyno danaha ardayda.
Fadlan la wadaaga fariintan dhammaan ardaydii ay quseyso si aan u gaarno qof kasta.
Midnimo waa guul, cod mideysanna waa awood.