Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir

Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir

Share

MIDOWGA DUGSIYADA GOBOLKA BANAADIR

21/08/2026

Mahadsanidin bahda Ololaha Nadaafadda Xeebaha iyo Wacyigalinta Deegaanka.

Bahda Ololaha Nadaafadda Xeebaha iyo Wacyigalinta Deegaanka waxay hambalyo iyo bogaadin diirran u dirayaan Ustaad Cabdiqaadir Maxamed Xasan, oo markii saddexaad oo xiriir ah loo doortay Guddoomiyaha Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir.

Guushan waxay muujinaysaa kalsoonida, qadarin iyo taageerada aad ka haysato bahda waxbarashada, sidoo kale waxay ka tarjumaysaa dadaalka iyo hoggaaminta wanaagsan ee aad muddada dheer soo waday.

Waxaan kuu rajaynaynaa guul, horumar joogtaa.

Photos from Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir's post 21/08/2026

Guddoomiyaha Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir oo ka qaybgalay kulan casho sharaf ah oo loo qabtay Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir.

Kulan furan oo casho sharaf ah oo ay soo agaasintay Guddoomiyaha Midowga Dugsiyada Dowladda Marwo Nuurto Maxamed Caddow ayey isugu yimaadeen bahda waxbarashada Gobolka Banaadir, qaybaha kala duwan ee bahda waxbarashada ayaa uga mahadceliyey Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cali Maxamed muddadii halka sano ahayd ee uu maamulayey Agaasinka.

Dhinaca kale bahda waxbarashada ayaa isku guubaabiyey in la hormariyo adeegga waxbarasho ee Gobolka Banaaadir lana tayeeyo nidaamka tarbiyo-tacliineed si ubadka Soomaaliyeed ay ula jaanqaadaan ardayda asaaggooda ah ee caalamka wax ka barta.

Ugu dambayn kulanka ayaa ku soo idlaaday jawi wanaagsan iyada oo uu Agaasimaha Guud ka mahadceliyey mynaasabadda isla mar ahaantaana bogaadiyey wadajirka bahda waxbarashada Gobolka Banaadir iyo adeegga waxbarasho ee ay bulshada u hayaan.

20/08/2026

Mahadsanidin bahda Bayaan Books Bayan Books

Maktabadda Bayaan Books waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง, oo markii saddexaad oo xiriir ah loo doortay Guddoomiyaha Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir (MIDGOB). Waxaan u rajaynaynaa guul, hoggaan hufan iyo waxqabad miro-dhal ah, waxaana rajaynaynaa in MIDGOB uu sii xoojiyo kaalintiisa horumarinta tayada waxbarashada iyo kobcinta fursadaha waxbarasho ee ardayda Gobolka Banaadir.

20/08/2026

Mahadsanid Guddoomiye Mudane Abdirazak Mohamed Sheikh Abdullahi.

HAMBALYO IYO BOGAADIN

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Ustaad Cabdiqadir Maxamed Xasan, Guddoomiyaha Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir, guusha iyo xilka hoggaamineed ee loo doortay.

Waxaan kuu rajaynayaa hoggaan hufan, aragti fog iyo guulo waara, si loo sii xoojiyo horumarka iyo tayada waxbarashada Gobolka Banaadir.

Hambalyo Guddoomiye! Guul iyo hoggaan miro-dhal ah.

20/08/2026

Mahadsanidin bahda Jaamacadda Qudus. (Qudus University).

Maamulka Sare, Howlwadeennada, Macallimiinta & Ardayda Jaamacadda Qudus waxay hambalyo u dirayaan Guddoomiye Cabdulqaadir Maxamed Xasan, oo markii saddexaad loo doortay inuu hoggaamiyo Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir afarta sano ee soo socota.
Waxaan u rajaynaynaa guul, horumar iyo hoggaan miro-dhal ah iyo in Alllh la garab galo masuuliyadda Culus.


20/08/2026

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š Hormuud waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž. ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง, oo markii saddexaad oo xiriir ah dib loogu doortay ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir (๐Œ๐ˆ๐ƒ๐†๐Ž๐).

Waxaan u rajaynaynaa guul iyo horumar wacan, waxaana rajaynaynaa in wada-shaqaynta iyo xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya Jaamacadda Hormuud iyo Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir ay sii xoogaystaan, si loo horumariyo waxbarasho tayo leh, iyo diyaarinta fursado miro leh ee ay helaan ardayda Gobolka Banaadir.

20/08/2026

Mahadsanidin bahda Jaamacadda Hormuud (Hormuud University).

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š Hormuud waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž. ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง, oo markii saddexaad oo xiriir ah dib loogu doortay ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir (๐Œ๐ˆ๐ƒ๐†๐Ž๐).

Waxaan u rajaynaynaa guul iyo horumar wacan, waxaana rajaynaynaa in wada-shaqaynta iyo xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya Jaamacadda Hormuud iyo Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir ay sii xoogaystaan, si loo horumariyo waxbarasho tayo leh, iyo diyaarinta fursado miro leh ee ay helaan ardayda Gobolka Banaadir.

20/08/2026

Mahsdsanidin bahda Jaamacadda Daaru salaam
(Daaru Salaam University).

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ง

Jaamacadda Daaru Salaam University waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa ๐”๐ฌ๐ญ๐š๐š๐ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ช๐š๐š๐๐ข๐ซ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐—๐š๐ฌ๐š๐ง, oo markii saddexaad oo xiriir ah loo doortay Guddoomiyaha Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir.

Doorashadiisa saddexaad oo xiriir ah waxay muujinaysaa kalsoonida ay xubnaha Midowgu ku qabaan hoggaamintiisa iyo dadaalkiisa ku aaddan horumarinta waxbarashada.

Waxaan u rajaynaynaa Guddoomiye ๐”๐ฌ๐ญ๐š๐š๐ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ช๐š๐š๐๐ข๐ซ guul, hoggaan hufan iyo horumar waara muddada uu xilka hayo.

Hambalyo Guddoomiye! Hambalyo Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir!

19/08/2026

Mahadsanidin Bahda Ururka Macallimiinta Soomaaliyeed (Somali Teachers Syndicate).

๐ŸŽ‰ HAMBALYO ๐ŸŽ‰

Ururka Macallimiinta Soomaaliyeed (SOTES) wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Ustaad C/qaadir Maxamed Xasan, oo mar saddexaad loo doortay Guddoomiyaha Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadi

19/08/2026

Mahadsanidin Bahda Jaamacadda Mustqbal.
(Jaamacadda Mustaqbal)

Jaamacadda Mustaqbal waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Ustaad Abdikadir Mohamed Hsaan, oo markii saddexaad oo xiriir ah loo doortay Guddoomiyaha Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Maka Al-Mukarama Street, Osman Ahmed Roble Building
Mogadishu
2526

Opening Hours

Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 12:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00