18/05/2026
TikTok · Azkar vidiography 📸🎥 554 likes, 75 comments. “Macalin mahamuud”
Teacher
18/05/2026
TikTok · Azkar vidiography 📸🎥 554 likes, 75 comments. “Macalin mahamuud”
16/05/2026
Analytic Geometry
May 15, 2026 This video explains the graph and properties of a vertical parabola whose vertex is at the origin . You will learn how the parabola opens upward or downward ...
19/03/2026
Ciid Mubaarik.Dhamaan umada Islaamka,Ehelka iyo Asxaabta.
18/02/2025
Exam Solutions:Calculus
TikTok · BIRTA NOOL Check out BIRTA NOOL’s video.
Study statistics easily
Statistics
Saddex Fooqbuu ka dhistay share, like iyo subscribe!!!!!!!!!!!!! Waa aftahan kasoo jeeda mid ka mid ah gobolada dalka. Qoladiisa waxba idink**a galin
Waxaad jeceshihiin in qabyaalada la idiinka sheekeeyo.
Laakiin waa kan dadka badi reali galiyaa:
Si aad u heshaan rabitaankiina waakan
Share quuto bachelor degree khayaaliga ah oo 3 sadex fooq ka dhistay munaafaqada iyo cilmiga qolooyinka
Waa ninka magaalada ugu caansan waayo wuxu baraha bulshada kasiii daayaa clip yo xiiso badan kuwaasoo uu aalaaba kaga hadlo sida reeruhu ukala laandheeraysanyihiin. Reeraha sagaalka bilood ku dhashay iyo kuwa aan ku dhalan
Waa laandheere ay hadal hayaan dadka mobilka balaadhan sitaa .
Waa geesi aan runta ka gaban sheegana inuu garacyahay.
Waa hormoodka bulshada,
Iskaba dhaafoo wuxu afsoomaliga ku soo kordhiyay erayada baa maa aa iyo wixii lamida. Wuxu haystaa dhagaystayaasha ugu badan. Wuxu ka qaybgalaa tartanka caytanka iyo colaadinta reeraha halkaasoo lagu cumaamado marka uu sharafta midkale weerar kusoo qaadaba.
Ninkani wuxu soo shaac baxay sanadkii miiraadiga markii waalidu fashion ka noqotay.
Qooqaagan aan idiinka sheekaynayaa wuxu ugu necebyahay dadka Dankahadalka sita kuwaas oo sidayda like tu jawiga ka xumayso , sharetuna guryaha uga buuxdo. Subscribe tana waxba u arag.
Waa kan daaqad madaxa kala soo jeeda
Ciwaankiisana ku qoray ( karbaash ).
Waa kana markale isagoo oday sawirkiisa soo dhigay ku sheegaya saqajaan
Cidna k**a xishoodo cidna.
Day waakan caynaya madaxnaha dalka
Xataa booliska ka gaban maayo.
Wuxu isku halaynayaa saamilayda propogaandada ee mobilka balaadhan sidata, xilka caytankana u cumaamaday
05/01/2025
TikTok · Kalsoor Media 543 likes, 6 comments. “Kitaabka Xisnul Muslim || Xalqada 163aad || istiqfaarta iyo tawbada / qaybta 2aad.”