11/09/2025
Damal Primary and secondary school
ku soo dhawaaw hoyga waxbarashada iyo barbaarinta ubadka ee Damal Primary and secondary school
11/09/2025
11/09/2025
Damal Primary and Secondary School
Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Damal
Dugsiga Damal waa xarun waxbarasho oo dhammaystiran, bixisana heerarka hoose, dhexe iyo sare.
Iskuulku waxa uu xooga saaraa:
• Kobcinta aqoonta ardayda
• Tarbiyada iyo anshaxa wanaagsan
• Horumarinta mustaqbalka jiilka cusub
Waxbarashada lagu bixiyo Damal School waxay ku salaysan tahay manhaj tayo sare leh oo daboolaya baahiyaha kala duwan ee ardayda.
Adeegyada Gaarka ah
✅ Preparation Course
Casharro khaas ah oo loogu talagalay ardayda dhigta dugsiyada Qur’aanka, si loogu diyaariyo manhajka iskuulka.
• Waxaa lagu qabtaa: maalmaha fasaxa Khamiista iyo Jimcaha galinka h**e.
Himilada Damal School
Damal School waa hoyga aqoonta iyo horumarka.
Waxa uu u taagan yahay in uu noqdo:
• Caawiyaha bulshada
• Dhisaha mustaqbalka ardayda Soomaaliyeed
📍 Goobta: Degmada Howlwadaag, Xaafadda Ceel-Hindi
📞 Tel: 617832356 / 617832357
30/08/2025
✨ “UNIFORM-KA RASMIGA AH & XEERARKA DUGSIGA DAMAL”
halkaan ayee ka bilaabataa
28/08/2025
Xafladda Abaalmarinta ardayda kaalmaha h**e galay ee sanad 2024-2025
Guusha halkaan ayee ka bilaabataa
24/08/2025
10ka arday ee ugu sareeso imtixaanka dowladda 2024-2025
23/08/2025
Wasaaradda Waxbarashada waxa ay bulshada u caddeyneysaa in Natiijada la shaacin doono, berri oo Axad ah, 24-ka Agoosto 2025, 4:00PM.
Dhamaan ardayda Soomaaliyeed waxaan u rajaynaynaa guul I.a
23/08/2025
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay dhawaan shaacin doontaa Natiijada Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12aad.
18/08/2025
𝗔𝗗𝗠𝗜𝗦𝗦𝗜𝗢𝗡 𝗜𝗦 𝗢𝗣𝗘𝗡
Waxaa si rasmi ah uga bilowday xarunta dugsiga DAMAL diiwaan gelinta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2025-2026
Diiwaan gelintu waxa ay socon doontaa ilaa dhammaadka bisha
Wixii faah faahin ah kala xidhiidh:
0617832356/0617832357
10/07/2025
*_السلام عليكم ورحمة الله وبركاته_*
Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay *10-July-2025*
Alle Mahadii Waxaa Si Quruxoon oo Wanagsan inagu soo Gabagaboobay Sanad Dugsiyeedka 2024-2025.
Wuxuu Inoo Ahaa Sanad Dugsiyeed Howlo Badan La soo Qabtay kana baranayay Waayo Aragnimo kale Intuuu Inoo Socday Sanad Dugsiyeedka.
Waxaan Si Mug Leh ugu Mahadcelinaynaa Alle ka sagow Macaliminta, Howl Wadenada iyo Cid walba Garab inagu sii say Howlaha Dugsiga.
Waxaan U Mahadcelinaynaa Walidinta Dugsiga Dhiragalintooda iyo Ducadooda.
Waxay Ardadena Galayaan Fasaxa Sanad Dugsiyeedka Inaga ugu dardaranay in ay Fasaxa ku qaataan Waxyalo badan faaido u leh .
Waxaan u Rajenaynaa Ardadena Guulo inay ka Kenaan Imtixanka Naqliga.
Si guud wuxuu inogu Soo dhamaday Sanad Dugsiyeedka Si qurxoon oo Wayo Aragnimo leh.
# *Alle ayee mahad oo idil u sugnaatay*
#2024-2025
15/06/2025
Damal family
15/06/2025
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu