15/08/2025
Hambalyo dhammaan ardayda 8aad ee baasay qaasatan ardayda dugsiga Al-nazal waxaa leeyahay guuleeysta mar waliba
F.G: dhamaaan ardayda waa noo baaseeen sida caadada noo ahayd .
Sidoo kale wuxuu dugsiga si qaasa hambalyo iyo dhiirogelin ugu dirayaa ardayada lagu magacaabo saabiriin Cali Abuukar oo noqotay ardayadii ugu dhibcaha badneed ardayda idugsiga Al-nazal imtixaanka 8aad ee qaranka
07/08/2025
Dhammaan ardayda 8aad ee gobolka benaadir waxaa u rijeeneenaa guul insha allaah
12/06/2025
Guuleeysta ardaydeena insha Allaah
12/06/2025
Hambalyo bahda Al-nazal guul nii rajeenaa waa hubaa inaad guuleeysaneeysaan i.a
12/06/2025
Hambalyo dhammaan ardayda 8aad qaasatan ardayda dugsiga Al-nazal guul guul i.a
21/11/2024
Dugsi hoose /dhexe iyo sare ee Al-nazal waxaa uu hambalyo u dirayaa dhammaan macalimiinta soomaaliyeed qaasatan macalimiinta dugsiga Al-nazal oo kaalin muhiim ah ka qaatay waxbridda jiilka soomaaliyeed
Waa ku mahadsan tihiin macalimiin kaalinta iyo masuuliyada weyn aad noo haysaan 💯💯💯
18/08/2024
Dhammaan ardayda f.8aad waxaa u rajeeneeynaa guul insha allaaah
10/06/2024
Dhammaan ardayda maanta u fariisaneeysa imtixaanka 8aad waxaaa alle ugu baryeenaa in alle u fududeeyo imtixaanka ay galayaan waxaana u rajeeneenaa guul insha allaah
02/06/2024
Dhammaan ardayda fasalka 8aad geleysaa waxaa leeyahay guuleeysta
Muujiya dadaal dheeriya
26/05/2024
Saadaali caawa cidda biri koobka qaadeysa insha allaah
11/03/2024
Fadlan ka faaiidaysta jadwalka quraan akhriska ramadaanka. Qof walawbana raac Kan adiga kuu sahlan.
**Jadwal fiican oo aad raaci kartid Bisha Ramadanka, kuna anfici doona.*
â–¡ habka quranka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 30malmood
Salaada subax kadib : 4 bog
Salaada duhur kadib : 4 bog
Salaada casar kadib : 4 bog
Salaada maqrib kadib : 4 bog
Salaada cishe kadib : 4 bog
â–¡Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 15 bari
Salaada Subax 8 bog
Salaada Duhur 8 bog
Salaada Casar. 8 bog
Salaada Maqrib 8 bog
Salaada Cishe 8 bog
â–¡Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 12 malmood
Salaada Subax. 10 bog
Salaada Duhur 10 bog
Salaada Casar 10 bog
Salaada Maqrib 10 bog
Salaada Cishe 10 bog
â–¡Habka aad ku dhmayn kartid 30ka jus 10 malmood
Salada Subax 12 bog
Salaada Duhur 12 bog
Salaada Casar 12 bog
Salaada Maqrib 12 bog
Salaada Cishe 12 bog
â–¡Qaybtaan waxaa loogu talagalay dadka Hankoodu aadka usareeyo waxay ku dhamayn karaan 30ka jus 6 maalmood
Salaada Subax 20 bog
Salaada Duhur 20 bog
Salaada Casar 20 bog
Salaada Maqrib 20 bog
Salaada Cishe 20 bog
Fadlan ku Faafi Group yada iyo Dadka aad taqaanid sababtoo ah ma ogid ajarka aad kaheli kartid meqo qof ayaa raacaysa taladan aad share gareysey. Quraankana dhamaynaysa.
01/08/2023
Hambalyo hambalyo hambalyo dhammaan ardayda maanta ka gudbay imtixaanka 8aad qaasatan bahada Al-Nazal primary and secondary school waxaa ku faraxsanahay guusha aad ka wada gaarteen imtixaanka 8aad halkiina ka sii wada dadaalka