18/07/2026
Hibada Carruurta Waa Hantideenha β Xanaanada Axlaam (AKS Kindergarten) waxay kuu haysaa daryeel, barbaarinta, iyo waxbarashada carruurtaada yar yar.
Xanaanada Axlaam waa xarun loogu talagalay tarbiyadda, daryeelka iyo waxbarashada carruurta yaryar.
18/07/2026
Hibada Carruurta Waa Hantideenha β Xanaanada Axlaam (AKS Kindergarten) waxay kuu haysaa daryeel, barbaarinta, iyo waxbarashada carruurtaada yar yar.
π Mustaqbalka ubadkaaga maanta ayuu bilaabanayaa! π±
Udoor Ubadkaaga π Isdiiwaangelintu way socotaa Xarunta Xanaanada TALEEX Naga So Wac: 61 4473703
Ha ka daahin fursadda aad ku siin lahayd ubadkaaga barbaarin ku dhisan aqoon, akhlaaq iyo kalsooni. π
Manta waa arday, waxaa uu baranayaa Akhlaaq, Akhris, Farbar, Hingaad, Diini, maskax-dhiis iyo Tarbiyo wanaagsan.
Waxaan u diyaarineynaa barito in uu noqdo, Macalin, Dhaqtar, Ganacsade, Sharci-yaqaan, Sheekh ama Hogaamiye.
Halkaan ( Xanaanada Caruurta Axlaam ) waa mesha ay bilaabto Riyada Waalidiinta.
Ku soo biiri ubadkaada Xanaanada Caruurta Axlaam si ay u dhabowdo Rajaada. Nagala soo xariir 0614473703.
Nagu soo booqo Xaruunta Xanaanada oo ku taalo Dagmada Hodan, Xaafada Taleex, ka soo horjeedka Dagmada hodan.
Waalidow, ma rabtaa in ilmahaagu noqdo caruur akhlaaq leh, aqoon leh, kalsooni leh, kana hormara da'diisa? Xanaanada Axlaam waxay ku dhiseysaa ilmahaaga aqoon, akhlaaq iyo hoggaamin laga bilaabo da'da 2 sano ilaa 7 sano.
Kala soo xariir tell 0614473703
Xanaanada Caruurta Axlaam Xaruunta Taleex.
Ilmahaada u door Xanaanada Caruurta Axlaam kala xariir
0614473703
Xanaanada Caruurta Axlaam hoyga aqoonta iyo tarbiyada Caruurta 0614473703
Xanaanada Caruurta Axlaam Xanaanada ugu tayada badan 0614473703
Xanaanada Caruurta Axlaam kala xariir 0614473703
π’ π
πππππ πππππ β πππππππππ ππππππ
Ma tahay qof hal-abuur leh oo jecel suuq-geynta, baraha bulshada, iyo la shaqeynta bulshada?
Xanaanada Axlaam waxay raadineysaa xubno cusub oo ku biira Kooxda Marketing-ka si ay uga qeyb qaataan kobcinta waxbarashada iyo horumarinta mustaqbalka carruurta.
Haddii aad leedahay karti, hal-abuur iyo hammi aad ku hormariso xirfaddaada, hadda waa waqtigii aad nagu soo biiri lahayd.
Laga bilaabo 16ka bisha ilaa 20ka Bisha June.
π§ ππ¦ππ’π₯: ππ±π₯πππ¦π±ππ§πππ§π¨@π π¦ππ’π₯.ππ¨π¦
π πππ₯π₯: ππππππππππ
π± Xanaanada Axlaam "Carruurteena waa Mustaqbalka Barito"
Xanaanada Caruurta Axlaam Xanaanada Axlaam waa xarun loogu talagalay tarbiyadda, daryeelka iyo waxbarashada carruurta yaryar.
09/06/2026
πΏ π πππππππππ‘ ππ¬π’ π€ππππ₯ππ‘ πΏ
Maamulka iyo bahda πππ§πππ§πππ ππ±π₯πππ¦ ππ’π§πππ«π ππ«πππ§ waxay si kal iyo laab ah ugu mahadcelinayaan dhammaan martidii sharafta lahayd ee nagala soo qaybgashay xafladdii furitaanka xarunteenna cusub.
Waxaan aad ugu faraxsanahay in munaasabaddan muhiimka ah ay noogu qabsoonto jawi qurux badan, isfaham, iskaashi iyo taageero muujinaysa sida ay bulshadeennu uga goβan tahay horumarinta waxbarashada iyo barbaarinta carruurta.
Mahad gaar ah waxaan u jeedinaynaa:
πΉ Waalidiinta qaaliga ah ee nagu aamintay mustaqbalka carruurtooda.
πΉ Ururrada dhalinyarada ee taageerada iyo dhiirrigelinta nala garab istaagay.
πΉ Haweenka Soomaaliyeed ee doorka muuqda ka qaatay guusha munaasabadda.
πΉ Macallimiinta iyo bahda waxbarashada ee mar walba u taagan kobcinta aqoonta iyo tarbiyada ubadka.
πΉ Bahda warbaahinta iyo saxaafadda oo si hufan bulshada ula wadaagay dhacdadan muhiimka ah.
πΉ Dhammaan martidii, asxaabtii iyo taageerayaashii nagu sharfay ka soo qaybgalka munaasabadda.
Ka soo qaybgalkiinna, ducooyinkiinna iyo dhiirrigelintiinnu waxay noo yihiin dhiirrigelin weyn oo nagu hoggaamin doonta inaan sii xoojino himiladeenna ah barbaarinta jiil aqoon leh, akhlaaq leh, isla markaana u diyaarsan mustaqbal ifaya.
Waxaan ballanqaadaynaa inaan sii wadno bixinta waxbarasho tayo leh, tarbiyo wanaagsan iyo daryeel dhab ah oo ay mudan yihiin carruurteennu.
π Axlaam Kindergarten "Carruurteena Waa Mustaqbalka Barito."
Nagala soo xariira tel 0614473703
Xaruunta Taleex oo ku dhagan dagmada Hodan.