20/06/2026
Aayadaani waxey mu'miniinta amreysaa inay cadaalad ku taagnaadan, xaqana umarag kacaan alle dartiis, xittaa naftooda ha noqotee. Iyagoo aan u eegeynin dantooda shakhsiga ah waalidka ama qaarabada. Sido kale eyna ukala eexan qofka hodanka ah, iyo kan saboolka ah.