Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare Ee Daarul-Raxmaan

Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare Ee Daarul-Raxmaan “Waa iskuul bixiya waxbarashada aasaasiga ah sida Dugsi Hoose, Dugsi Dhexe iyo Dugsi Sare”

17/09/2026
𝗕𝗔𝗥𝗡𝗔𝗔𝗠𝗜𝗝𝗞𝗔 𝗪𝗔𝗖𝗬𝗜𝗚𝗘𝗟𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗔𝗥𝗗𝗔𝗬𝗗𝗔 𝗘𝗘 𝗕𝗔𝗥𝗔𝗔𝗥𝗨𝗚Maanta waxaa si wanaagsan inoogu qabsoomay 𝗕𝗔𝗥𝗡𝗔𝗔𝗠𝗜𝗝𝗞𝗔 𝗪𝗔𝗖𝗬𝗜𝗚𝗘𝗟𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗔𝗥𝗗𝗔𝗬𝗗𝗔 ...
07/09/2026

𝗕𝗔𝗥𝗡𝗔𝗔𝗠𝗜𝗝𝗞𝗔 𝗪𝗔𝗖𝗬𝗜𝗚𝗘𝗟𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗔𝗥𝗗𝗔𝗬𝗗𝗔 𝗘𝗘 𝗕𝗔𝗥𝗔𝗔𝗥𝗨𝗚

Maanta waxaa si wanaagsan inoogu qabsoomay 𝗕𝗔𝗥𝗡𝗔𝗔𝗠𝗜𝗝𝗞𝗔 𝗪𝗔𝗖𝗬𝗜𝗚𝗘𝗟𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗔𝗥𝗗𝗔𝗬𝗗𝗔 𝗘𝗘 𝗕𝗔𝗥𝗔𝗔𝗥𝗨𝗚, oo ah barnaamij loogu talagalay kobcinta aqoonta, anshaxa iyo wacyiga ardayda.

Barnaamijka waxaa marti inoogu ahaa 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶𝗳𝗶𝘁𝗮𝗮𝘅 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗡𝘂𝘂𝗿, kaas oo ardayda u jeediyey wacyigelin qiimo badan oo ku saabsan:

🌟 𝗬𝗘𝗘𝗟𝗔𝗦𝗛𝗔𝗗𝗔 𝗛𝗔𝗠𝗠𝗜 𝗦𝗔𝗥𝗘 𝗜𝗬𝗢 𝗔𝗞𝗛𝗟𝗔𝗔𝗤 𝗪𝗔𝗡𝗔𝗔𝗚𝗦𝗔𝗡

Intii ay wacyigelintu socotay, ardayda waxaa lagu dhiirrigeliyey inay yeeshaan himilo sare, dadaal joogto ah, akhlaaq wanaagsan iyo masuuliyad, iyagoo fahmaya in guusha dhabta ahi aysan ku koobnayn aqoon oo keliya, balse ay u baahan tahay akhlaaq iyo dabeecad wanaagsan.

Waxaan uga mahadcelineynaa Sheekh Cabdiftax Maxamed Nuur waqtigiisa iyo talooyinkii qiimaha lahaa ee uu la wadaagay ardayda.

Sidoo kale, waxaan bogaadinaynaa dhammaan ardayda, macalliimiinta iyo maamulka dugsiga ee ka qayb qaatay qabsoomidda barnaamijkan muhiimka ah.

𝗕𝗔𝗥𝗔𝗔𝗥𝗨𝗚 — 𝗛𝗜𝗠𝗜𝗟𝗢 𝗦𝗔𝗥𝗘 • 𝗔𝗞𝗛𝗟𝗔𝗔𝗤 𝗪𝗔𝗡𝗔𝗔𝗚𝗦𝗔𝗡 • 𝗗𝗔𝗗𝗔𝗔𝗟 𝗝𝗢𝗢𝗚𝗧𝗢 𝗔𝗛

07/09/2026

BARNAAMIJKA BARAARUG: HAMMIGA SARE IYO AKHLAAQDA WANAAGSAN BY SHEEKH CABDIFITAAX MAXAMED NUUR

ᴊɪᴍᴄᴏ ᴍᴜʙᴀᴀʀᴀᴋ
03/09/2026

ᴊɪᴍᴄᴏ ᴍᴜʙᴀᴀʀᴀᴋ

ʜᴀᴍʙᴀʟʏᴏ ᴜꜱᴛᴀᴀᴅ ᴄᴀʙᴅɪʀᴀxᴍᴀᴀɴ ᴄᴜᴍᴀʀ ꜰᴀᴀʀᴀx ᴍᴀꜱᴜᴜʟ ʜᴏᴡʟᴋᴀʀ ᴀʜ. ᴀʟʟᴇ ʜᴀᴋᴜʟᴀ ɢᴀʀᴀʙɢᴀʟᴏ xɪʟᴋᴀ ʟᴀɢᴜᴜ ɪɢᴍᴀᴅᴀʏ.
31/08/2026

ʜᴀᴍʙᴀʟʏᴏ ᴜꜱᴛᴀᴀᴅ ᴄᴀʙᴅɪʀᴀxᴍᴀᴀɴ ᴄᴜᴍᴀʀ ꜰᴀᴀʀᴀx ᴍᴀꜱᴜᴜʟ ʜᴏᴡʟᴋᴀʀ ᴀʜ. ᴀʟʟᴇ ʜᴀᴋᴜʟᴀ ɢᴀʀᴀʙɢᴀʟᴏ xɪʟᴋᴀ ʟᴀɢᴜᴜ ɪɢᴍᴀᴅᴀʏ.

FURITAANKA SANAD DUGSIYEEDKA CUSUB WAXAA KAHARTAY 1 MAALIN KALIYA.
27/08/2026

FURITAANKA SANAD DUGSIYEEDKA CUSUB WAXAA KAHARTAY 1 MAALIN KALIYA.

Address

Degmada Dharkeynley, Xaafadda Ceel Muqtaar, Kasoo Horjeedka Barxadda Washkax
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:20 - 17:00
Tuesday 06:20 - 17:00
Wednesday 06:20 - 17:00
Saturday 06:20 - 17:00
Sunday 06:20 - 17:00

Telephone

+252619559073

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare Ee Daarul-Raxmaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare Ee Daarul-Raxmaan:

Shortcuts

Share

Category