Hayat Academy

Hayat Academy

Share

Hayat Academy is kindergarten/Preschool,Elementary School and Middle/High School in Mogadishu,Somalia

14/12/2025

Alhamdulillah for being a Muslim ☪️ ✨️ 💛 🕋☝️😇

13/11/2025

Maalinta jimcaha waa maalinta ugu fadliga badan maalmaha todobaadka, waxaaana sunno ah 𝗶𝗻 𝗹𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗶𝘆𝗼 𝘀𝗮𝗹𝗶𝗴𝗮 𝗡𝗮𝗯𝗶𝗴𝗮 𝗡𝗡𝗞𝗛.
Waxaa laga wariyay Nabiga (ﷺ) in uu yiri "maalmihiina waxa ugu fadli badan maalinta Jimcaha ee badiya saligeeyga, maxaa yeelay saligiina waa la ii soo bandhigayaa."
Aan ku dadaalno inaan badino saliga Nabiga NNKH.


Hayat Academy

28/10/2025

Muslimku waa kan Muslimiintu ka nabad
galaan carabkiisa iyo gacantiisa.

Hayat Academy
Hoyga Kobcinta Garaadka Ubadka
------------------------
📞 Taleefan:
+252 619328884
+252 619328885

16/10/2025

Hayat Academy
Hoyga Kobcinta Garaadka Ubadka
------------------------
📞 Taleefan:
+252 619328884
+252 619328885

12/10/2025

🇸🇴 Hambalyo Maalinta Calanka Soomaaliyeed – 12 Oktoobar 🇸🇴
Maanta waa maalin qiimo weyn u leh shacabka Soomaaliyeed —
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

Waa maalinta calanka Soomaaliyeed, astaan mideysa dhammaan dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Waxaa la taagay maalintan oo kale 12 Oktoobar 1954, taas oo ka dhigan bilowgii rajo iyo halgan mideeyay ummadda Soomaaliyeed.

Calanka wuxuu astaan u yahay midnimo, nabad, sharaf iyo gobannimo.

Hayat Academy

Calanka ha noolaado 🇸🇴
Soomaaliya ha jirto 🇸🇴

07/10/2025

Karibu
Hayat Academy

Hoyga Kobcinta Garaadka Ubadka
------------------------
📞 Taleefan:
+252 619328884
+252 619328885

Hayat Academy Hayat Academy is kindergarten/Preschool,Elementary School and Middle/High School in Mogadishu,Somalia

06/10/2025

وَاللَّهُ يُرِيدُ أَنْ يَتُوبَ عَلَيْكُمْ
Allah wuxuu dooni inuu idinka toobad aqbalo

Hayat Academy
Hoyga Kobcinta Garaadka Ubadka
------------------------
📞 Taleefan:
+252 619328884
+252 619328885

06/10/2025

Hayat Academy
Hoyga Kobcinta Garaadka Ubadka

------------------------
📞 Taleefan:
+252 619328884
+252 619328885

02/10/2025

Jumma Mubarak

Hayat Academy
HOYGA KOBCINTA GARAADKA UBADKA

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Hayat Academy, Hodan District
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00