25/08/2026
Hambalyo Dhalashada Nabiga.ﷺ
𝐇𝐚𝐲𝐚𝐭 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐲 waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Muslimiinta ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, Munaasabadda Dhalashada Nabigeenna Muxammad ﷺ.
Alle ha inagu gallado jacaylka Rasuulka ﷺ, hana waafajiyo in aan ku dayanno Akhlaaqdiisa, naxariistiisa iyo sunnadiisa.
Dhalasho Wacan Xabiibkeenna Muxammad ﷺ.
Aan kuwada salino Rasuulkeena Muxamed NNKH ﷺ.
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد ﷺ
إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا
لَقَدْ مَنَّ اللَّهُ عَلَى الْمُؤْمِنِينَ إِذْ بَعَثَ فِيهِمْ رَسُولًا مِنْ أَنْفُسِهِمْ