Somali Technical Training Institute

Somali Technical Training Institute Where theory meets practice .
(1)

Interior Design Class is openwixii faafaahin dheraad lasoo xiriir 61 3999926
12/08/2026

Interior Design Class is open

wixii faafaahin dheraad lasoo xiriir 61 3999926

12/08/2026

Fasal cusub oo Electric & Solar ah ayaa bilaabanaya.

Baro xirfadaha korontada iyo solarka si aad u dhisto mustaqbal xirfadeed oo ifaya.
Tababar gacanta lagu qabanayo, macallimiin khibrad leh, iyo fursad aad ku hesho aqoon wax ku ool ah.

Isdiiwaangeli maanta oo noqo xirfadle diyaar u ah suuqa shaqada.
wixii faafaahin dheraad ah lasoo xiriir 61 3999926

10/08/2026

Xirfad gacantaada ku jirta waa maalgashiga ugu fiican mustaqbalkaaga.
Baro Auto Mechanic, kasbo aqoon iyo waayo-aragnimo dhab ah. Diiwaangelintu way socotaa lasoo xiriir 61 3999926

06/08/2026

Fasal Cusub – Interior Design.
Ma jeceshahay naqshadaynta iyo qurxinta goobaha? Hadda waa fursaddaadii.
Koorsadan waxaad ku baran doontaa:
πŸ“ Qorshaynta gudaha (Space Planning)
🎨 Isku-darka midabada
πŸ›‹οΈ Xulashada alaabta iyo qurxinta
πŸ’» Isticmaalka software-ka
πŸ“ Mashruucyo gacanta lagu qabanayo oo kuu diyaarinaya shaqada.
Ku biir SOTTI oo u beddel hal-abuurkaaga xirfad mustaqbal leh.
Isdiiwaangelintu way furan tahay
lasoo xiriir 61 3999926

28/07/2026

Fasal cusub oo Barista ah ayaa hadda furan.
Baro xirfadaha diyaarinta qaxwada oo u diyaargarow fursado shaqo.
Isdiiwaangeli maanta.
Lasoo xiriir 61 3999926

26/07/2026

Kani waa heerka ay gaareen ardaydeenna toddobaadka 2-aad ee Barista.
Horumarkoodu wuxuu caddeyn u yahay dadaalkooda iyo tababarka joogtada ah.

SOTTI waxay u dabaaldegtay World Youth Skills Day, iyadoo dhiirrigelinaysa dhallinyarada inay bartaan xirfado cusub oo d...
16/07/2026

SOTTI waxay u dabaaldegtay World Youth Skills Day, iyadoo dhiirrigelinaysa dhallinyarada inay bartaan xirfado cusub oo dhisaya mustaqbalkoda.
Happy World youth skills day.

Happy World youth skills day.  Maalinta Caalamiga ee Xirfadaha Dhallinyarada Adduunka.Xirfaddu waa jidka isku xira riyad...
15/07/2026

Happy World youth skills day.
Maalinta Caalamiga ee Xirfadaha Dhallinyarada Adduunka.
Xirfaddu waa jidka isku xira riyada iyo fursadda.
SOTTI waxay dhalinyarada ku dhiirrigelineysaa inay bartaan xirfado wax ku ool ah si ay u dhistaan mustaqbal ifaya.

15/07/2026

Bilow safarkaaga Barista.
Baro diyaarinta qaxwo tayo sare leh, qabow ,kuleyl iyo latte art.
Isdiiwaangelintu way socotaa.
Lasoo xiriir 61 3999926

12/07/2026

Ma doonaysaa inaad barato xirfad si weyn logu baahan yahay?
Ku soo biir koorsada Cooling System oo baro rakibidda, dayactirka, iyo hagaajinta nidaamyada qaboojinta.
Isdiiwaangeli hadda , lasoo xiriir 61 3999926.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Technical Training Institute posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Somali Technical Training Institute:

Shortcuts

Share