18/02/2023
Hiilskills waxay bilaaweysaa course cusub oo dhameystiran kuna sabsan ganacsiga habka online ka ah ku shaqeeya ee loo yaqaan E-commerce
Course kan ayaa wuxu ka bilawanayaa ugu horeyn sida loo raadiyo alaab qiimo jaban adigoo ka keenaya china ka dibna ku iibinaya somalia
Helida supplier ama qof aad badeecada ka hesho sidoo kale helida logistcs habkii aad ku keeni lahayd somalia
Ka dib dhisida page oo aad online wax ugu iibisid
Course mowduucyada ay ka kooban tahay ayaa ah courses kala duwan oo isku tagay sidan hoose
-Hordhac guud oo ku sabsan gancsiga E-commerce ama habka onlineka ku shaqeeya
-Sida loo raadiyo alaab qiimo jaban (product research)
-sida loo qiimeeyo suuqa (market research)
-sida loo qiimeeyo dadka kula tartamaya iyo meelaha ay alabaha ka helaan (competitor analysis)
– sida loo isticmaalo alibaba app iyo webisite is diwan galintiisa (introduction to alibaba)
– Sida looga baaro alaabaha alibaba
– noocyada kala duwan ee alabaha alibaba
• Coursekan marka qadato waxaad abood u leedahay
• 1. in aad bilowdo ganacsi online ah
• 2.in aad china ka keni karto alab walbo
• 3.in aad taqan sida loola macaamiilo shirkadaha china
• 4. in aad wax ku keeni karto markab iyo diyaarab lababa
• 5.in aad xayeysiimaha onlineka ah sameyn karto
online iyo Offline
Guul wacan Hiil waa Hiilka Dhalinyarada
Hiilskills.com Tell; 0619361212