Alif Yaa Academy

Alif Yaa Academy We teach digital skills: design, development, and marketing

07/09/2026

๐— ๐—ฟ๐˜€. ๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ธ๐—ฟ๐—ถ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ, Khabiir ku takhasustay horumarinta waxbarashada iyo barida, ayaa muuqaalkaan idinkula wadaagaysa aragti kooban oo ku saabsan webinar-ka โ€œ๐—•๐—ฒ๐˜†๐—ผ๐—ป๐—ฑ ๐˜€๐˜๐˜‚๐—ฑ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ด: ๐—ฆ๐—ธ๐—ถ๐—น๐—น๐˜€ ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฐ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฒ๐˜๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—น๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ป๐—ฒ๐—ฟ.โ€

Hadii aadan horey isku diiwaan-gelinin hada iska diiwaangeli: https://forms.gle/GrYgETjiypx7foX27

Alifyaa, Alifyaa Language Services

๐Ÿ“ฑ Follow Academy for more updates

06/09/2026

Ku soo biir ๐—™๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ช๐—ฒ๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฟ gaar ah oo aan ugu talagalnay dhalinyarada Soomaaliyeed: ๐—•๐—ฒ๐˜†๐—ผ๐—ป๐—ฑ ๐˜€๐˜๐˜‚๐—ฑ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ด: ๐—ฆ๐—ธ๐—ถ๐—น๐—น๐˜€ ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฐ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฒ๐˜๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—น๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ป๐—ฒ๐—ฟ.

๐Ÿ“ฉ Iska diiwaangeli halkan:
๐Ÿ”— https://forms.gle/GrYgETjiypx7foX27

๐Ÿ“ฑ Follow Academy for more updates

Qarnigan 21-aad wax isbarida waa xirfada ugu muhimsan ee uu qof walba u baahanyahay. Wax barashaduna kaliya kuma koobna ...
06/09/2026

Qarnigan 21-aad wax isbarida waa xirfada ugu muhimsan ee uu qof walba u baahanyahay. Wax barashaduna kaliya kuma koobna inaad wax akhrido balse waxay u baahan tahay caado kaa caawinaysa inaad noqoto qof si wanaagsan wax u barta.

Alif Yaa Academy waxay si gaar ah dhalinyarada Soomaaliyeed ugu soo bandhigaysaa ๐—™๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ช๐—ฒ๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฟ qiimo badan, oo looga hadlayo: "๐—•๐—ฒ๐˜†๐—ผ๐—ป๐—ฑ ๐˜€๐˜๐˜‚๐—ฑ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ด: ๐—ฆ๐—ธ๐—ถ๐—น๐—น๐˜€ ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฐ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฒ๐˜๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—น๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ป๐—ฒ๐—ฟ".

Webinar-kan waxaan si qoto dheer loogu lafa-guri doonaa sida wax loo barto (learn how to learn), maaraynta waqtiga, hab diyaarinta imtixaannada, akhriska wax-ku-oolka ah, iyo xirfado kaloo badan oo kaa caawinaya inaad noqoto arday si wanaagsan wax u barta.

๐Ÿ“ฉIska diiwaangeli halkan:
https://forms.gle/GrYgETjiypx7foX27

Follow Academy for more updates

03/09/2026
02/09/2026

Maxaa Soo Socda? ๐Ÿ‘€ | Ustaad Shukri iyo Alifyaaโ€ ๐ŸŽฌ

Alif Yaa Academy, Alifyaa Language Services

Xalay oo taariikhdu ku beegneyd ๐Ÿฎ๐Ÿฑ-๐—”๐˜‚๐—ด๐˜‚๐˜€๐˜-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ, waxaa si qurux badan inoogu qabsoomay ๐—ช๐—ฒ๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฟ qiimo badan, oo looga hadl...
26/08/2026

Xalay oo taariikhdu ku beegneyd ๐Ÿฎ๐Ÿฑ-๐—”๐˜‚๐—ด๐˜‚๐˜€๐˜-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ, waxaa si qurux badan inoogu qabsoomay ๐—ช๐—ฒ๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฟ qiimo badan, oo looga hadlayey: โ€œ๐—”๐—œ & ๐—ฌ๐—ผ๐˜‚๐—ฟ ๐—™๐˜‚๐˜๐˜‚๐—ฟ๐—ฒ: ๐—ฆ๐—ธ๐—ถ๐—น๐—น๐˜€, ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ข๐—ฝ๐—ฝ๐—ผ๐—ฟ๐˜๐˜‚๐—ป๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ฒ๐˜€ ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ฌ๐—ผ๐˜‚๐˜๐—ต.โ€

Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan ardaydii iyo dhalinyaradii xalay kasoo qeyb galay webinar-ka, sida ay usoo hureen waqtigooda qiimaha leh, iyo dooddii firfircoonayd ee ay wada yeesheen.

Sidoo kale, waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa soo jeediyihii barnaamijka ee aqoonta qiimaha badan nala wadaagay Ustaad Abdelaziz Aden Abdullahi.

๐Ÿ“ฑ Follow Alif Yaa Academy for more updates

๐Ÿ“ฌ Hubi Email-kaaga!Haddii aad iska diiwaangelisay webinar-keena ku saabsan "๐—”๐—œ & ๐—ฌ๐—ผ๐˜‚๐—ฟ ๐—™๐˜‚๐˜๐˜‚๐—ฟ๐—ฒ: ๐—ฆ๐—ธ๐—ถ๐—น๐—น๐˜€, ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ข๐—ฝ๐—ฝ๐—ผ๐—ฟ๐˜...
25/08/2026

๐Ÿ“ฌ Hubi Email-kaaga!

Haddii aad iska diiwaangelisay webinar-keena ku saabsan "๐—”๐—œ & ๐—ฌ๐—ผ๐˜‚๐—ฟ ๐—™๐˜‚๐˜๐˜‚๐—ฟ๐—ฒ: ๐—ฆ๐—ธ๐—ถ๐—น๐—น๐˜€, ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ข๐—ฝ๐—ฝ๐—ผ๐—ฟ๐˜๐˜‚๐—ป๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ฒ๐˜€ ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ฌ๐—ผ๐˜‚๐˜๐—ต", fadlan hubi email-kaaga (Inbox ama Spam).

Waxaan kuu soo dirnay faahfaahin dhameystiran.

23/08/2026

Fariin gaar ah oo ka socota Soo-jeediyaha Webinar-ka

Abdelaziz Aden Abdullahi, Digital Growth Manager at Tawakal Express, ayaa muuqaalkaan idinkula wadaagaya aragti kooban oo ku saabsan webinar-ka โ€œ๐—”๐—œ & ๐—ฌ๐—ผ๐˜‚๐—ฟ ๐—™๐˜‚๐˜๐˜‚๐—ฟ๐—ฒ: ๐—ฆ๐—ธ๐—ถ๐—น๐—น๐˜€, ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ข๐—ฝ๐—ฝ๐—ผ๐—ฟ๐˜๐˜‚๐—ป๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ฒ๐˜€ ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ฌ๐—ผ๐˜‚๐˜๐—ต.โ€

Waxa uu ka hadlayaa muhiimadda ay dhalinyarada Soomaaliyeed u leedahay inay fahmaan isbeddellada AI, kobciyaan xirfadaha mustaqbalka, una diyaar garoobaan fursadaha cusub ee waxbarasho iyo shaqo.

๐ŸŽฅ Daawo muuqaalka si aad wax badan uga ogaato waxa webinar-kan laga filan karo.

๐Ÿ“ฉ Hadii aadan horey isku diiwaan-gelinin hada iska diiwaangeli:
https://forms.gle/ppCcpjadUA4RiQ7CA

โš ๏ธ Boosasku waa xaddidan yihiin, waxaana la siinayaa 100-ka qof ee ugu horreeya.

22/08/2026

100-ka qof ugu horeeya ayaa nasiib u yeelan doonta!

Ku soo biir ๐—™๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ช๐—ฒ๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฟ gaar ah oo aan ugu talagalnay dhalinyarada Soomaaliyeed: ๐—”๐—œ & ๐—ฌ๐—ผ๐˜‚๐—ฟ ๐—™๐˜‚๐˜๐˜‚๐—ฟ๐—ฒ: ๐—ฆ๐—ธ๐—ถ๐—น๐—น๐˜€, ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ข๐—ฝ๐—ฝ๐—ผ๐—ฟ๐˜๐˜‚๐—ป๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ฒ๐˜€ ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ฌ๐—ผ๐˜‚๐˜๐—ต

๐Ÿ“ฉ Iska diiwaangeli halkan:
๐Ÿ”— https://forms.gle/ppCcpjadUA4RiQ7CA

๐Ÿ“ฑ Follow Academy for more updates

Alif Yaa Academy waxay si gaar ah dhalinyarada Soomaaliyeed ugu soo bandhigaysaa ๐—™๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ช๐—ฒ๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฟ qiimo badan, oo looga hadl...
20/08/2026

Alif Yaa Academy waxay si gaar ah dhalinyarada Soomaaliyeed ugu soo bandhigaysaa ๐—™๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ช๐—ฒ๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฟ qiimo badan, oo looga hadlayo: "๐—”๐—œ & ๐—ฌ๐—ผ๐˜‚๐—ฟ ๐—™๐˜‚๐˜๐˜‚๐—ฟ๐—ฒ: ๐—ฆ๐—ธ๐—ถ๐—น๐—น๐˜€, ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ข๐—ฝ๐—ฝ๐—ผ๐—ฟ๐˜๐˜‚๐—ป๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ฒ๐˜€ ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ฌ๐—ผ๐˜‚๐˜๐—ต".

Webinar-kan waxaan si qoto dheer loogu lafa-guri doonaa sida AI u beddelayo waxbarashada, shaqada, iyo nolosha mustaqbalka, iyo xirfadaha muhiimka ah ee ay dhalinyarada Soomaaliyeed uga baahan yihiin dunida cusub.

Waxaan sidoo kale soo bandhigi doonaa sida dhalinyaradu u bilaabi karaan barashada iyo adeegsiga AI, sida looga faa'iideysan karo horumarinta xirfadaha iyo fursadaha shaqo ee soo kordhaya, iyadoo weliba diiradda lagu saarayo qaabka sida anshaxa leh loo isticmaalo AI, iyo khaladaadka ay tahay in laga fogaado.

Habka isdiiwaangelinta waan soo shaacin doonaa dhawaan, ee la soco bogga Alifyaa Academy.

โš ๏ธ Fiiro gaar ah: Tirada ka qayb-galayaasha waa xaddidan tahay, boosaskana waxaa lagu bixin doonaa sida loo kala hormaro (First-come, first-served).

๐Ÿ“ฑ Follow Academy for more updates.

Address

Via Liberia Street, Wabari District
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alif Yaa Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category