Ainushamsi Primary & Secondary School

Ainushamsi Primary & Secondary School Mareegtan Facebook ga Waxaa is kale Dugsiga H/ Dhexe iyo Sare Ainushamsi Primary and secondary School waxbarta aan barwaaqo gaarnee

Dhamaan Waxaan u Hanpalyeynaynaa Ardayda Soomaaliyeed ee Ka Qalin Badalatay Jaamacadaha Dalka Somalia Gaar ahaan Waxaan ...
23/09/2026

Dhamaan Waxaan u Hanpalyeynaynaa Ardayda Soomaaliyeed ee Ka Qalin Badalatay Jaamacadaha Dalka Somalia

Gaar ahaan Waxaan u Hanpalyeynaynaa
Ee Ka Qalin Badalatay Dugsiga Caynushamsi

Guuleysta Dhamaantiin Ardaydeena

FARDOWSA CABDULLAAHI DEEQ oo ku hadleysay magaca  ardayda qalin jabinaysay ayaa tiri( Dugsiga waxaan kabaranay aqoon, ak...
05/09/2026

FARDOWSA CABDULLAAHI DEEQ oo ku hadleysay magaca ardayda qalin jabinaysay ayaa tiri( Dugsiga waxaan kabaranay aqoon, akhlaaq iyo dhaqan wanaagsan).

XAFLADA QALIN JABINTA DUFCADII 17AAD ,EE DUGSIGA CEYNU SHAMSI WAXAA MAGACA WAALIDIINTA KU HADLAY UGAAS CABDULLAHI XAASHI...
05/09/2026

XAFLADA QALIN JABINTA DUFCADII 17AAD ,EE DUGSIGA CEYNU SHAMSI WAXAA MAGACA WAALIDIINTA KU HADLAY UGAAS CABDULLAHI XAASHI MACALLIN AADAN.

WAXAA KALMADDA CULUMADA KU HADLAY SHEEKH CABDIXAYI SHEEKH AADAN
05/09/2026

WAXAA KALMADDA CULUMADA KU HADLAY SHEEKH CABDIXAYI SHEEKH AADAN

Hordhaca qaar kamid ah sawirada xafladda Dugsiga Ceynu shamsi.Waaxaa kalamadda Nabadoonada ku hadlaySULDAAN CABDI QAADIR...
05/09/2026

Hordhaca qaar kamid ah sawirada xafladda Dugsiga Ceynu shamsi.

Waaxaa kalamadda Nabadoonada ku hadlay
SULDAAN CABDI QAADIR YUUSUF GABAYAA.

OGAYSIIS MUHIIM AHWaxaa lagu wargalinayaan Bahda Waxbarashada, Ardayda iyo Waalidiinta Dugsiga Caynu-Shamsi guud ahaan i...
03/09/2026

OGAYSIIS MUHIIM AH

Waxaa lagu wargalinayaan Bahda Waxbarashada, Ardayda iyo Waalidiinta Dugsiga Caynu-Shamsi guud ahaan iyo gaar ahaan Ardayda qalinjebinaysa Sanadkaan, in Munaasabada Qalinjebinta, Abaalmarinta Ardayda kaalmaha sare ka galay Imtixaankii Finalka ah iyo sidoo kale Furitaanka Sanad-Dugsiyeedka cusub ee 2026-2027 lagu qaban doono Hotel Majlis (Ex Aaran) galabta Jimcaha ah 3:30 galabnimo, taariikhduna ku beegan tahay 04/09/2026.

Ka soo qaybgal wacan.

24/08/2026

Dugsiga Hoose,Dhexe & Sare ee Ceynu shamsi oo aad ooga barateen waxbarasho Tayo leh iyo Deegaan ku haboon waxbarashada, waxaa ka socda qorista Ardayda sanad dugsiyeedka cusub 2026_2027.

FG. Dugsiga waxaa kale oo uu bulshada ugu deeqay waxbarsho Bilaash ah maalmaha Khamiis& Jumco.

Kala xiriir. 0611114386 0615818687 0617796779

Jumco Mubaarak
21/08/2026

Jumco Mubaarak

15/08/2026

Hambalyo,

Waxaan halkaan uga hambalyeynaynaa farxaddana aan la wadaagaynaa Ardayda f
Fasalka 12aad ee ku guulaystay heerka 1aad ee mustaqbalkooda, waalidiinta iyo macallimiinta Dugsiga ee dadaalka dheer sameeyey.

Mahadsanidiin Dbammaan

Hambalyo

Hambalyo,Waxaan halkaan uga hambalyeynaynaa farxaddana aan la wadaagaynaa Ardayda fFasalka 12aad ee ku guulaystay heerka...
15/08/2026

Hambalyo,

Waxaan halkaan uga hambalyeynaynaa farxaddana aan la wadaagaynaa Ardayda f
Fasalka 12aad ee ku guulaystay heerka 1aad ee mustaqbalkooda, waalidiinta iyo macallimiinta Dugsiga ee dadaalka dheer sameeyey.

Mahadsanidiin Dbammaan

Hambalyo

Address

Mogadishu
BEHINDARANRESTUARANT

Telephone

+252611114386

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ainushamsi Primary & Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Ainushamsi Primary & Secondary School:

Shortcuts

Share

Category