Qudbadii maamule ku xigaanka Kobciye City Primary & Secondary School
Mohamed Abdullahi Abdi (Sugaal )
Kobciye City Primary & Secondary School
KU SOO DHAWOW KOBCIYE CITY
09/06/2026
Waxbarashadu waa furaha guusha iyo horumarka bulshada.
Waxaan uga mahadcelinaynaa macallimiinta, waalidiinta, iyo maamulka doorka weyn ee ay ku leeyihiin kobcinta aqoonta iyo akhlaaqda ardaydeena.
05/06/2026
Mahadsanidiin dhammaantiin
01/06/2026
🎓GUNAANADKA TARTAN AQOONEEDKA DUGSIGA Hoose Dhexe iyo Sare ee KOBCIYE CITY
Waxaa maanta si guul leh loo soo gabagabeeyey tartan aqooneedkii ee dugsiga, kaas oo ay ardaydu ku muujiyeen dadaal, karti iyo aqoon sare.
Kulankii k**a dambaysta ahaa waxaa iskaga hor yimid fasallada 8A iyo Form Three (F3).
Ciyaar xiiso badan kadib, waxaa guusha ku guuleystay fasalka 8A oo helay 14 dhibcood,
halka fasalka F3 uu helay 10 dhibcood.
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa fasalka 8A oo noqday horyaalka tartanka aqooneed ee dugsiga. Sidoo kale, dhammaan ardaydii ka qayb qaadatay tartanka iyo macallimiintii ka shaqeysay hirgelintiisa. Waxaan leeyahay mahadsanidiin.
“Aqoontu waa furaha guusha, dadaalkuna waa jidka lagu gaaro.”
Hambalyo dhammaan qeybaha dugsiga Kobciye city
13/05/2026
Kulan wacyigilinta Ardayda fasalka 12aad sanad dugsiyeedka 2025-2026
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 20:00 |
| Tuesday | 07:00 - 20:00 |
| Wednesday | 07:00 - 20:00 |
| Thursday | 07:00 - 20:00 |
| Friday | 07:00 - 20:00 |
| Saturday | 07:00 - 20:00 |
| Sunday | 07:00 - 20:00 |