Machadka Darul Xilmi

Machadka Darul  Xilmi Barashada Qur'aanka Kariimka

11/12/2025
11/12/2025

Mas'cuud Xuseen Axmed
waxaan lee yahay ciyaartani waa ku celis.
waad nagaadey kkkk.

03/12/2025

السلام علیکم وبرحمةالله وبرکاته
Waa Ardayda Machadka Darul Xilmi
Qaybta Schoolka ee wiilasha oo soo bandhigay dareenkooda iyo Tamarta kiu keydsanayd.
ماشاءالله

22/09/2025

Sh Cabdi Xay Xasan Cali ماشاءالله
Taariikhda Nabigeenna Suuban NMKH.

16/09/2025

: Xafladda qalin jabinta dufcadda 2-aad ee Machadka Darul Xilmi Ee Barashada Qur'aanka Ijaazada Sanadka & Culuumta Sharciga Ee magaalada muqdisho

08/09/2025

Raxmo Muqtaar Maxammed waa ardayda ka waxbaratay Machadka Daarul_Xilmi Ee Barashada quraanka kariimka iyo Culuumta shareecada ayaa Xaflad loogu qabtay magaalada Mogadisho.

08/09/2025

Haatamna waa Bilaal C/ Salaam Axmed oo Abtirka NNKH & Xaasaska Nabiga nasoo xasuusiyey ماشاءالله

04/09/2025

Xafladda qalin Jabinta ardayda ka waxbaratay Machadka Daarul_Xilmi Ee Barashada Qur'aanka kariimka iyo Culuumta shareecada ayaa Xaflad loogu qabtay magaalada Mogadisho .

03/09/2025

Axmed Siidii C/Raxmaan:- waa Cadkii Ugu horeeyey ee ay soo qabtaan Muuqaalada iyo Codbaahiyeyaasha ku sugnaa xafladda .

Address

Masjidu Salama/Iskuulka Camuud Ee H Marta Waddada Dheer Ee Tabkaayo Madow
Mogadishu

Telephone

+252619090598

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Machadka Darul Xilmi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Machadka Darul Xilmi:

Shortcuts

Share