معهد الرفعة machadka rifcah

معهد الرفعة machadka rifcah

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from معهد الرفعة machadka rifcah, Education, Al baraka, Mogadishu.

machadka Rifcah ee barashada quraanka kariimka waa machad lagu barto qua,anka iyo culuumtiisa oo ay dhigayaan culimo aqoon iyo waayo aragnimo uleh waxaana lagugu dhigaya manhaj tayaysan

23/08/2026

Carruurtaada bar Qur'aanka, Qur'aanka ayaa wax walba bari doonaa.

20/08/2026

والعدد محدود

08/08/2026

Sheekh C/Risaaq Carab, oo ka mid ah maamulka Machadka Al-Andalus, ayaa xafladda furitaanka Machadka Al-Rifcah ka jeediyey kalimad dhiirrigelin iyo dardaaran qiimo leh.

03/08/2026

Dr. Abdullah Sabriye ayaa sharraxay " in guusha iyo wax soo saarka macallinku ay la xiriiraan ka faa'iidaysiga wanaagsan ee marxaladda dhallinyarnimadda , maadaama ay tahay waqtiga ugu wanaagsan ee wax bixinta, shaqada, iyo guusha...."

Agaasimaha Jaamacadda Qur'aanka Kariimka
iyo Agaasimaha Machadka Sheikh Ali Sufi

28/07/2026
27/07/2026

Sheekh Youssef Sheekh Muhammad Abdi ,ayaa khudbad qiimo leh ka jeediyay Xaflada Furitaan MACHADKA RIFCAH taa oo uu ku dhiirrigeliyay agaasimaha machadka, wuxuuna ku ammaanay dadaalkiisa uu ugu adeegayo Qur'aanka Kariimka ah, sidaas darteed Ilaahay ha ku abaalmariyo abaalmarinta ugu fiican.

Agaasimaha Xarunta Maraqi
Sheekh Yousuf Sheekh Mahamed

23/07/2026

كلمةُ الشيخ علمي صلاد محمد دارت حول تهنئة القائمين على المعهد والدعاء لهم بالتوفيق والقبول، كما حثَّ على العناية بتعليم القرآن الكريم ونشره بين الناس، مؤكدًا أن القرآن الكريم سببُ الفوز والنجاح في الدنيا والآخرة، وأن خدمته من أجلِّ الأعمال وأعظمها أجرًا عند الله تعالى.

19/07/2026

أكّد الشيخ الدكتور عبدالرحمن حميدي، في كلمته أن الصبر هو أساس كل نجاح، وأن كل مشروع أو عمل في بداياته يحتاج إلى الصبر والمثابرة حتى يشتد عوده، وتزول عقباته، وتتحقق أهدافه، وتؤتي جهوده ثمارها بإذن الله.

17/07/2026

كلمة الشيخ نور بري التي ألقاها في حفل افتتاح معهد الرّفعة للإقراء والدرسات القرآنية، وكانت كلمة توجيهية مؤثرة، ركّز فيها على تحفيز مدير المعهد على مواصلة هذا العمل المبارك، والإخلاص لله تعالى في جميع الأعمال، والتحذير من الغيبة والعجب والحسد .

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Al Baraka
Mogadishu