13/11/2025
.
Waxaa lagu wargelinaa dhammaan bahda barayaasha in iskuulka AL-QIMMAH uu ka banaanyajay bare dhiga maaddada Biology-ga gelinka dambe wuxuu nalaga soo xiriiri karaa lambarada ku qoran sawirka hoose mahadsanidiin .
Wa.me/615457424
26/08/2025
Hambalyo ardayga kaalinta 2aad ka galay qeybta English-ka Abdifitah Mohamed Abdibari Hormar wacan ayaan u rajeyneynaa.
14/07/2025
Kooxda Horyaal waxaan leenahay guul wacan.
09/07/2025
Waxaa galabta inoo soo gabagaboobi doono tartankii final-ka kubada cagta ee AL-QIMMAH CUP 2025.
29/06/2025
Fursad ku haboon ardayda fasalka F4 in maalmaha qamiista iyo jimcada ay heli karaan cashirada F1 ilaa F3 oo qulaaseysan si ay ugu faa'idaan imtixaanaadka Qaranka.
29/06/2025
Waxaa lagu wargalinayaa dhammaan ardayda fasalka forn four in iskuulka uu bilaabay koorso ardayda F4 -ka loogu diyaarinaayo fasalada F1, F2 iyo F3 muddo 5 bilood ah wixii faah-faahin ah xafiiska
31/03/2025
Waa maalintii 2aad ee Ciidul-Fidri Ciid Mubarak.
24/03/2025
Sam final Ramadan cup 2025