Sheikh Axmed Garaar Secondary School

Sheikh Axmed Garaar Secondary School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sheikh Axmed Garaar Secondary School, School, Mogadishu.

TARTANKII MAANTA
10/12/2025

TARTANKII MAANTA

NATIIJADA TARTANKII MAANTA
01/12/2025

NATIIJADA TARTANKII MAANTA

Natiijada Tartankii maanta
29/11/2025

Natiijada Tartankii maanta

27/11/2025

NATIIJADA TARTANKII MAANTA OO KHAMIIS AH

27/11/2025
NATIIJADA TARTANKII LAGALAY MAALINTII SABTIDA IYO MAANTAY OO AH ISNIIN IYO SIDA DHIBCAHA LOO KALA HELAY
24/11/2025

NATIIJADA TARTANKII LAGALAY MAALINTII SABTIDA IYO MAANTAY OO AH ISNIIN IYO SIDA DHIBCAHA LOO KALA HELAY

SABTI 22/Nov/2025 Tartan aqooneed aad u qiimo badan ayaa saaka, si rasmi ah uga furmay dugsiga sare ee Sh. Axmed Garaar ...
22/11/2025

SABTI 22/Nov/2025
Tartan aqooneed aad u qiimo badan ayaa saaka, si rasmi ah uga furmay dugsiga sare ee Sh. Axmed Garaar Secondary School.
Munaasabadda furitaanka waxaa daah-furay maamulka iskuulka, oo uu hoggaaminayo Axmed Maxamuud Cismaan (Baashi), oo ka warbixiyay muhiimadda tartanka iyo sida uu kor ugu qaadayo hamiga, kartida iyo aqoonta ardayda.

Waxaa sidoo kale kasoo qayb galay:

Xoghayaha dowlad hoose

Xisaabiyaha degmada

Xildhibaano ka tirsan degmada Waaciye

Macallimiinta iskuulka

Guddiga waalidiinta

Ardayda dugsiga saree ee Sheekh Axmed Garaar   kaqayb qadanaya casharo  practical ah oo ku saabsan madada agriculture ka...
29/10/2025

Ardayda dugsiga saree ee Sheekh Axmed Garaar kaqayb qadanaya casharo practical ah oo ku saabsan madada agriculture ka.

27/07/2025

Ogaysiis ku saabsan dhisida albaabka wayn ee dugsiga

Waxaa sharaf noo ah in duqa degmada Waaciye Mudane AXMED XASAN  uu ahaa masuulkii ugu horreeyay ee furay baqshadda imtix...
24/05/2025

Waxaa sharaf noo ah in duqa degmada Waaciye
Mudane AXMED XASAN uu ahaa masuulkii ugu horreeyay ee furay baqshadda imtixaanka, taasoo calaamad u ah daahfurnaan, kalsooni iyo joogtaynta hannaanka waxbarasho ee dowlad Puntland. Furitaankaasi wuxuu dhiirigelin weyn u noqday ardayda, waalidiinta iyo dhammaan bahda waxbarashada ee degmada.

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa maamulka degmada, wasaaradda waxbarashada, iyo macallimiinta howsha adag ku jiray sanadka oo dhan. Waxaan kaloo hambalyo u dirayna ardayda u fadhiisanaysa imtixaanka, gaar ahaan kuwa ka socda dugsigeenna oo muujiyay diyaar garow iyo dadaal weyn.

– Dugsiga Sare ee Sh. Axmed GaraarTaariikh: 24-ka May 2025Goobta: Xarunta Imtixaanka Degmada WaaciyeBismillaahi Raxmaani...
24/05/2025

– Dugsiga Sare ee Sh. Axmed Garaar
Taariikh: 24-ka May 2025
Goobta: Xarunta Imtixaanka Degmada Waaciye

Bismillaahi Raxmaani Raxiim,

Dugsiga sare ee Sh. Axmed Garaar, waxaan aad ugu faraxsanahay in maanta aan ka qeybgalno xafladda furitaanka imtixaanka shahaadiga ee Puntland. Maanta waa maalin xasuus mudan oo lagu xoojinayo niyadda iyo kalsoonida ardayda, waxaana sharaf noo ah in dugsigeennu uu noqday xarunta rasmiga ah ee imtixaanka ee degmada Waaciye.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda u fadhiisanaysa imtixaanka, gaar ahaan ardayda dugsigeenna oo muujiyay dadaal joogto ah iyo adkaysi. Waxaan kaloo u mahadcelinayaa macallimiinta dadaalka badan, waalidiinta garab istaagga ah, iyo dhammaan masuuliyiinta wasaaradda waxbarashada Puntland ee suurtageliyay hawshan qiimaha leh.

Ilaahay waxaan uga baryayaa inuu ardaydeenna iyo dhammaan ardayda Puntland ka dhigo kuwii ku guuleysta imtixaanka, kuna tallaabsada heerar sare oo waxbarasho iyo anshax.

Guul iyo gobonimo ayaan idiin rajeynayaa.

Wabilaahi tawfiiq.

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252907703317

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sheikh Axmed Garaar Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category