Moalim Joqof Foundation

Moalim Joqof Foundation MJF is a not-for-profit foundation established in August 2021 in Mogadishu.

The main objective is to commemorate the famous Qur’anic teacher, Moallim Abdullahi Mohamed Joqof who dedicated all his life to teaching Qur’an for more than 73 years.

Hambalyo dhamaan ardayda Fasalka 8-aad ee Dugsiga Moalim joqof ee ka gudubtay Imtixaanka Finalka ee uu qaaday Agaasinka ...
12/08/2026

Hambalyo dhamaan ardayda Fasalka 8-aad ee Dugsiga Moalim joqof ee ka gudubtay Imtixaanka Finalka ee uu qaaday Agaasinka Waxbarashada Gobolka Benaadir.

Maamulka Mu'assasada Moalim joqof waxa ay halkaan Hambalyo Ugu dirayaaan dhamaan ardayda ku guuleysatay Imtixaanka fasal...
11/08/2026

Maamulka Mu'assasada Moalim joqof waxa ay halkaan Hambalyo Ugu dirayaaan dhamaan ardayda ku guuleysatay Imtixaanka fasalka 8- aad sanad Dugsiyeedka 2025-2026

Dhmaan Muslimiinta Gaar ahaan Ummada Soomaaliyeed waxaan idinku Hambalyeeneynaa Maalintaan weyn ee ‘Ciidul-Axdaa’ عيد ال...
26/05/2026

Dhmaan Muslimiinta Gaar ahaan Ummada Soomaaliyeed waxaan idinku Hambalyeeneynaa
Maalintaan weyn ee ‘Ciidul-Axdaa’ عيد الاضحى
كل عام وأنتم بخير

BISMILLAAH…                                                                                                             ...
14/04/2026

BISMILLAAH…
Shalay (13/4/2026), waxaa si farxad iyo sharaf leh ugu qabsoomay Hoolka Imaam Shaafici, oo ku yaalla Mowlaca Macallin Nuur, xafladdii qalin-jabinta dufcaddii 2aad ee ka kooban (39) arday iyo ardayad oo ka baxay qaybta akhriska iyo qorista ee Dugsiga Sheekh Abuu Bakar Macallim, oo hoos taga Mu’assasada Macallim Joqof (Moallim Joqof Foundation) 🎓📚

Mu'asasada Macallin Joqof waxay HAMPALYO iyo bogaadin u diraysaa dhamaan ummaddaMuslimiinta ah munasabadda Ciidul Fidrig...
19/03/2026

Mu'asasada Macallin Joqof waxay HAMPALYO iyo bogaadin u diraysaa dhamaan ummadda
Muslimiinta ah munasabadda Ciidul Fidriga
(عيد الفطر)

Ku guuleystayaasha Tartanka sanadlaha Ee mu’assada macalim joqof
17/03/2026

Ku guuleystayaasha Tartanka sanadlaha Ee mu’assada macalim joqof

Xaflada soo xiritaanka Tartanka sanadlaha bisha Ramadan ee mu’asasada macalim joqof
17/03/2026

Xaflada soo xiritaanka Tartanka sanadlaha bisha Ramadan ee mu’asasada macalim joqof

14/03/2026

Imtixaanka dhexe ( نصف) ee mu’asasada macalim joqof qeybta barashada culuumta shareecada iyo luqada carabiga

Waxaa maanta si habsami leh noogu soo gaba gaboobay imtixaankii dhexe ee mu’assasada macalim joqof qeybta barashada culu...
11/03/2026

Waxaa maanta si habsami leh noogu soo gaba gaboobay imtixaankii dhexe ee mu’assasada macalim joqof qeybta barashada culuumta shareecada iyo luqada carabiya

08/01/2026

Xaflada qalin jabinta ardayda qorista iyo aqrinta

Address

Afgooye Road, Garasbaaley
Mogadishu

Telephone

+252615567868

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Moalim Joqof Foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share