24/05/2026
QIIMO DHIMIS EID ADXAA
Full Barista Training +cashier
Diwaan galinta waxay Ka socotaa
Xarumaha
1 Bakaaro abuu hureyra
2 Xaafada galmudug
@
shaqo aan sharuud laheyn
xirfad aan xeendaab laheyn
24/05/2026
QIIMO DHIMIS EID ADXAA
Full Barista Training +cashier
Diwaan galinta waxay Ka socotaa
Xarumaha
1 Bakaaro abuu hureyra
2 Xaafada galmudug
@
26/04/2026
BARO XIRFADDA BARISTA FREE TRAINING
Tababar Bilaash ah
Mudada: 1Bil
Bilaabashada: [05/05/2026]
Bakaaro hawlwadaag
21/03/2026
ππ¨π₯π¦ππ πππ₯ππ¦ππ’ ππππππ¦π ππ ππ¨ππ πππ₯ππ¦π§π ππ’π¨π₯π¦π
Ma rabtaa inaad noqoto Barista xirfad leh oo si professional ah u diyaariya coffee nooc walba? Tani waa fursad dahabi ah!
Waxaan kuu haynaa Tababar Barista oo Dhameystiran (FREE) oo aad ku baran doonto xirfado casri ah oo laga isticmaalo coffee shops-ka ugu fiican.
Waxyaabaha aad baran doonto:
Noocyada kala duwan ee coffee-ga
Sida loo sameeyo Espresso, Cappuccino, Latte, iwm
Isticmaalka Machine-ka Barista (Technical skills)
Sida loo isticmaalo Grinder-ka iyo cabirka coffee-ga
Latte Art (naqshadeynta coffee-ga)
Nadaafadda iyo adeegga macaamiisha
Faaβiidooyinka aad heli doonto:
Tababar bilaash ah (FREE)
Macalin khibrad leh
Fursad aad ku shaqo heli karto
Shahaado (Certificate) marka aad dhameyso
ππ π¦πππππ‘ ππ¨π₯π¦ππππ‘ π π¨π¦π§ππ€ππππππππ ππ ππππ¦ π«ππ₯πππ πππ π πππ πͺππππ ππ π¦πππ€ππ¬π‘ πππ₯π§π’
Xirfadle Training Centre
24/02/2026
BARISTA & TECHNICAL TRAINING π₯β
Waxaa lagu baranaa course baristahaβ
β
Sida loo sameeyo coffeega shaaha, iyo cabitaanada
β
Adeegga macaamiisha
π§ Technical Barista (Farsamada Machine & Grinder):
β
Sida loo hagaajiyo grind size-ka Grinder-ka
β
Dayactirka iyo nadiifinta qalabka
β
Sida loo xaliyo ciladaha fudud ee mashiinka
Tababarkaan wuxuu kaa dhigayaa Barista aqoon farsamo leh oo si kalsooni ah u maamuli kara coffee shop.
Xirfadle Training Centre
04/02/2026
FURSAD WAXBARASHO & SHAQO
FASALO CUSUB FULL BARISTA & TECHNICAL
π Waxaad baran doontaa:
β
sida loo diyaariyo coffee ga iyo shaaha
β
sida loo cilad bixiyo mashiinada coffee ga
β
xirfad dhamaystiran oo fursadaada shaqada kor uqaadeysa
β
Tababar xirfadeed oo soconaya 2 bil
β° Waqtiyada waxbarashada:
πΉ Galinka h**e iyo galinka danbe β Full Time (5 maalmood)
AMA
πΉ Part Time
* Khamiis & Jimco
*labada galin
Isdiiwaangeli hadda β Ha moogaan fursaddan noloshaada beddeli karta!
Xirfadle Training Centre
13/01/2026
FURSAD QAALI AH OO BARASHO β BARISTA
π Waxaad heli doontaa:
β
Barasho Full Practical (Arts)
β
Barashada cabitaanada kala duwan ee Coffee-ga
β
Shahaado rasmi ah
β
Shaqo geyn
β
Tababar xirfadeed oo soconaya 1 bil
β° Waqtiyada waxbarashada:
πΉ Galinka h**e iyo galinka danbe β Full Time (5 maalmood)
AMA
πΉ Part Time
* Khamiis & Jimco
*labada galin
π Isdiiwaangeli hadda β Ha moogaan fursaddan noloshaada beddeli karta!
06/01/2026
π’ Meel walba oo aad kaga sugan tahay Muqdish waad naga iman kartaa!
Wadajir, Darusalaam, Gubudley, Kaaraan iyo dhammaan degmooyinka kale ee Xamar β
Xirfadle Training Center waa kuu furan yahay πβ¨
π― Fursad waxbarasho oo kuu dhow
π Xafada Galmudug β Muqdisho
Xirfadle Training Centre
23/12/2025
FURSAD: SHAQO IYO TABABAR BARISTA β HAL BIL
Ma rabtaa xirfad + shaqo toos ah?
Ha seegin fursaddan dahabiga ah!
Waxaan dalbaneynaa arday baranaya xirfadda Barista (Coffee Making)
Muddada Tababarka: Hal (1) Bil
Tababar Xirfadeed: Practical + Theory
Xirfadle Training Centre
06/12/2025
πππ¦πππ’ ππ¨π¦π¨π
waxaa bilaaban rabo fasalo cusub kuwaas oo lagu baran doono sameynta shaaha, coffee iyo cabitaanada
hadaba tiradda ardeyda laqaadan doono wey xadidan thy yaan lagaa buuxin
Xirfadle Training Centre