Idealight Academy

Idealight Academy

Share

Idealight Academy is a private School that strives towards the academic excellence of students. Ku soo dhowoow Idealight Academy, LIKE saar page-ka !

We currently offer programs for children ranging from nursery to Secondary.

16/02/2021
08/02/2021

Idealight Academy oo looga bartay waxbarasho tayeysan, kuna qaabeysan halbeegga casriga ah ee tacliinta ubadka yaryar ee adduunka waxa ay ku wargalinaysaa dhammaan waalidiinta ubadkooda lajecel in ay u helaan waxbarasho tayo leh iyo in mudo gaaban ay caruurtooda ugu bartaan aqrinta iyo qoraalka luuqadaha English iyo Somaliga. Idealight Academy waxay waalid waliba u balan qaadadaysaa in ay ku dadaalayso waxbarshada Caruurtada, caafimaadooda, nadaafadooda, farxadgalintooda iyo ka warqabkooda guud inta ay kusuganyihiin xaruunta dhaxdeeda. xarunta waxay kutaalaa magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Kaxda. Xaafada labaad. Maadoyinka Idealight Academy lagu barto waxay kala yihiin:
1. Luuqadda Ingiriiska-ka (English Language)
2. Xisaabta (Mathematics)
3. Maadooyinka Cilmiga (Science Subjects)
4. Af-Soomaali (Somali Language)
5. Luuqadda Carabiga (Arabic Language)
6. Accelerating Learning program
Sidoo kale waxaa labaraa maadoyin diini ah sida Qur'an-ka karimka ah iyo Tarbia Islaamiyah.
Wixii Fahfaahin ah waxaad laxariitaa: 0619718422 / 0613536115

Photos from Idealight Academy's post 07/02/2021

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Banaadir
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 19:00
Tuesday 06:00 - 19:00
Wednesday 06:00 - 19:00
Thursday 06:00 - 19:00
Friday 07:00 - 19:00
Saturday 07:00 - 19:00
Sunday 06:00 - 19:00