Soo laabasho wacan.
Guuraaye Academy - أكاديمية جوراي
Waxbarta aan Barwaaqa gaarnee!. Soo yaalka Islaamka iyo Suugaanta Soomaalida Uga bogo
05/02/2026
Soo laabasho wacan
Hambalyo dhammaan Ardayda Akaadeemiyadda.
Guul wacan.
04/02/2026
: Cumar C/raxmaan Ibraahin.
: Asaas sare.
: 0105
: 98
: 2aad.
Hambalyo Ardaygeenna Cumar.
.
04/02/2026
: Xafsa Jaamac Maxamed.
: Diyaarin sare.
: 00183
: 96
: 2aad.
Hambalyo Ardayadeenna Xafsa.
.
04/02/2026
: Mustaqiim Xaashi Maxamuud.
: Asaas sare.
: 0137
: 98.25
: 1aad.
Hambalyo Ardayadeenna Mustaqiim.
.
04/02/2026
: Ramda C/llaahi C/raxmaan.
: Diyaarin sare.
: 0083
: 97.67
: 1aad.
Hambalyo Ardayadeenna Ramda.
.
03/02/2026
Shaacinta natiijada imtixaanka 4aad ee sanad waxbarasheedka 2025 goordhow filo...
Arbaco: 04/02/2026
30/12/2025
Guul iyo horumar ayaan u rajaynaynaa dhammaan Ardayda u fariisanaysa imtixaanka sanad waxbarasheedka 2025.
"Asaaska aqoonta Ubadkaaga annagaa ku filan".
+252615936209
28/12/2025
Akaadeemiyaddu waxa ay ku wargalinaysaa dhammaan waalidiinta iyo bahdeeda waxbarashada inay diyaar yihiin kaararka imtixaanka ee Ardayda.
Fadlan soo dalbo kaarka imtixaanka.
Guul wacan.
27/12/2025
.
Jadwalka imtixaanka 4aad ee Sanad waxbarasheedka 2025.
Guul wacan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Address
Mogadishu