26/05/2026
عــيــد الأضــحــى الــمبــارك
تــقــبــل الـلــه مـنــا ومــنــكــم صــالــح الأعــمــال
Waxbarta aan Barwaaqa gaarnee!. Soo yaalka Islaamka iyo Suugaanta Soomaalida Uga bogo
26/05/2026
عــيــد الأضــحــى الــمبــارك
تــقــبــل الـلــه مـنــا ومــنــكــم صــالــح الأعــمــال
22/05/2026
Xafladdii 180aad, Gayiga Soomaaliyeed.
الحمد لله على كل حال.
01/05/2026
: Bilaabashada Imtixaanka 1aad ee sanad waxbarasheedka 2026.
Waxaa lagu wargelinayaa dhamaan ardayda Akaadeemiyadda in uu bilaaban doono imtixaanka khamiista soo socota 07/05/2026.
Guul wacan.
23/04/2026
Digniin!
Ku socoto Ubaxa Guuraaye Academy - أكاديمية جوراي
Xafladdii 176aad, Gayiga Soomaaliyeed.
الحمد لله على كل حال.
"Dadaal, gaari doontide" Waxbarasho.
Guuraaye Academy - أكاديمية جوراي
19/03/2026
CIID WANAAGSAN.
13/03/2026
Wargalin muhiim ah.
Akaadeemiyaddu waxa ay ku wargalinaysaa Waalidiinta sharafta leh iyo Ubaxa waxbarashadaba in Waxbarashadu Fasax inoo tahay, Munaasabadda Ciidul-fidriga awgeed.
Billawga Fasax: 14 / 3 / 2026.
soo laabashada: 26 / 3 / 2026.
Soo laabasho wacan.
05/02/2026
Soo laabasho wacan