Beeraha TV

Beeraha TV

Share

Barashada cilmiga beeraha ugu imaw Beeraha T.V

Barwaaqada dunidu
waa beerashada.

21/02/2026

๐๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก๐ข ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ค๐จ๐ซ ๐ฎ ๐ช๐š๐š๐๐š๐š ๐ฐ๐š๐ฑ-๐ฌ๐จ๐จ-๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ค๐š, ๐ญ๐š๐ฒ๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ ๐ฒ๐š๐๐š, ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š. ๐€๐ง๐š๐ ๐จ๐จ ๐š๐ก ๐ก๐จ๐ซ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐๐ค๐š ๐๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก, ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐๐ก๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ž๐ฒ๐ง๐š๐š ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ญ๐ž๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐š, ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐š๐›๐š๐› ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐จ๐จ ๐›๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฅ๐ž๐ฒ๐๐š ๐ฎ ๐Ÿ๐ฎ๐๐ฎ๐๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐๐š. ๐”๐ฃ๐ž๐ž๐๐ค๐ž๐ž๐ง๐ฎ ๐ฐ๐š๐š ๐›๐ž๐ž๐ซ๐จ ๐ฐ๐š๐š๐ซ๐š, ๐๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง ๐ง๐š๐๐ข๐ข๐Ÿ ๐š๐ก, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ ๐ฅ๐ž๐ก.

24/01/2026

๐Š๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐๐š ๐๐ž๐ž๐ซ๐š๐ก๐š ๐“๐• ๐ŸŒฑwaxaa marti noogu ah Beeraha TV
๐Ÿ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ฅ ๐ฆ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐จ๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ง; part three
oo ah khabiir aqoon durugsan u leh cilmiga beeraha iyo horumarinta wax-soo-saarka dalagyada.
Barnaamijka maanta waxaan si qoto dheer uga hadli doonnaa abaarta soo laab-laabatay,
saameynta ay ku yeelatay beeraha, xoolaha, iyo nolosha bulshada,
iyo sababbaha keena abaarta, sida:
Isbeddelka cimilada
Roob-yaraanta soo noqnoqota
Degaanka oo si xun loo isticmaalo
Sidoo kale, waxaan iftiimin doonnaa xalalka iyo talooyinka muhiimka ah ee lagu yareyn karo saameynta abaarta,

18/01/2026

๐Š๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐๐š ๐๐ž๐ž๐ซ๐š๐ก๐š ๐“๐• ๐ŸŒฑwaxaa marti noogu ah Beeraha TV
๐Ÿ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ฅ ๐ฆ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐จ๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ง
oo ah khabiir aqoon durugsan u leh cilmiga beeraha iyo horumarinta wax-soo-saarka dalagyada.
Barnaamijka maanta waxaan si qoto dheer uga hadli doonnaa abaarta soo laab-laabatay,
saameynta ay ku yeelatay beeraha, xoolaha, iyo nolosha bulshada,
iyo sababbaha keena abaarta, sida:
Isbeddelka cimilada
Roob-yaraanta soo noqnoqota
Degaanka oo si xun loo isticmaalo
Sidoo kale, waxaan iftiimin doonnaa xalalka iyo talooyinka muhiimka ah ee lagu yareyn karo saameynta abaarta,

Photos from Beeraha TV's post 10/01/2026

๐Š๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐๐š ๐๐ž๐ž๐ซ๐š๐ก๐š ๐“๐• ๐ŸŒฑ
Maanta waxaa marti noogu ah Beeraha TV
๐Ÿ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ฅ ๐ฆ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐จ๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ง
oo ah khabiir aqoon durugsan u leh cilmiga beeraha iyo horumarinta wax-soo-saarka dalagyada.
Barnaamijka maanta waxaan si qoto dheer uga hadli doonnaa abaarta soo laab-laabatay,
saameynta ay ku yeelatay beeraha, xoolaha, iyo nolosha bulshada,
iyo sababbaha keena abaarta, sida:

Isbeddelka cimilada
Roob-yaraanta soo noqnoqota
Degaanka oo si xun loo isticmaalo

Sidoo kale, waxaan iftiimin doonnaa xalalka iyo talooyinka muhiimka ah ee lagu yareyn karo saameynta abaarta,

03/01/2026

waxaan wareysi la yeelanay aqoonyahan Eng. Mohamed Ali Moalim Said, oo ah aqoonyahan ku takhasusay isbeddelka cimilada iyo horumarinta beeraha, kana mid ah khubarada si qoto dheer u daraaseeya saameynta cimiladu ku leedahay wax-soo-saarka beeraha iyo nolosha beeraleyda. part thre

02/01/2026

Jimco Mubarak
Ilaahay ha idinka yeelo maalintaan mid barakeysan,
oo aad ku heshaan horumar, caafimaad, iyo barwaaqo.
Beeraha TV โ€“ Codka Horumarka Beeraha

01/01/2026

waxaan wareysi la yeelanay aqoonyahan Eng. Mohamed Ali Moalim Said, oo ah aqoonyahan ku takhasusay isbeddelka cimilada iyo horumarinta beeraha, kana mid ah khubarada si qoto dheer u daraaseeya saameynta cimiladu ku leedahay wax-soo-saarka beeraha iyo nolosha beeraleyda. part two

29/12/2025

waxaan wareysi la yeelanay aqoonyahan Eng. Mohamed Ali Moalim Said, oo ah aqoonyahan ku takhasusay isbeddelka cimilada iyo horumarinta beeraha, kana mid ah khubarada si qoto dheer u daraaseeya saameynta cimiladu ku leedahay wax-soo-saarka beeraha iyo nolosha beeraleyda. part one

28/12/2025

waxaan wareysi la yeelanay aqoonyahan Eng. Mohamed Ali Moalim Said, oo ah aqoonyahan ku takhasusay isbeddelka cimilada iyo horumarinta beeraha, kana mid ah khubarada si qoto dheer u daraaseeya saameynta cimiladu ku leedahay wax-soo-saarka beeraha iyo nolosha beeraleyda.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Mogadishu