Tayo For Education

Tayo For Education

Share

Education

26/05/2026

(كُلُّ عامٍ وَأَنْتُمْ بِخَيْرٍ)
Waxaan hambalyo udireynaa dhamaan umada muslimiinta meel walbo ay dunida ka joogaan gaar ahaan umada soomaaliyeed ciida weyn ee carafo

17/05/2026

Ustaad xaliima mohamed saalim waa bare wax ka dhigta mid kamid eh dugsiyada hoos yimaada hay'adda Tayo For Education
alfajri waa geed harweyn oo lawada harsado

Photos from Tayo For Education's post 10/05/2026

Aqoon-isweydaarsiga Diyaarinta Ardayda Fasalka 4-aad dugsiga sare

Waxee Jaamacadda Zamzam qabatay barnaamij dhiirigelin iyo jihayn ah oo loo qabtay ardayda dugsiyada Zamzam Foundation iyo Haya’adda Tayo.

waxaa diiradda lagu saaray
Sida loogu guuleysto Imtixaanka Qaranka (National Exam).
Khibradaha nolosha Jaamacadda iyo doorashada takhasuska saxda ah.

Hadafku waa in ardayda loo diyaariyo marxaladda cusub ee noloshooda iyo guusha mustaqbalka.

Guul ayaan u rajaynaynaa dhammaan ardaydeena!

Photos from Tayo For Education's post 11/04/2026

madaxda hay'adda Tayo For Education ayaa kulan la qaatay Masuuliyiin ka socday iyo Zamzam Foundation kulankaan oo diiradda lagu saarayay horumarinta tayada waxbarashada, jiheynta ardayda ku mideysan iskuulada hay’adda Tayo, iyo kor u qaadista hal-abuurka, cilmi-baarista, iyo xirfadaha muhiimka u ah nidaamka waxbarashada.

sawiro qeybta kowaad 2

Photos from Tayo For Education's post 11/04/2026

madaxda hay'adda Tayo For Education ayaa kulan la qaatay Masuuliyiin ka socday iyo Zamzam Foundation kulankaan oo diiradda lagu saarayay horumarinta tayada waxbarashada, jiheynta ardayda ku mideysan iskuulada hay’adda Tayo, iyo kor u qaadista hal-abuurka, cilmi-baarista, iyo xirfadaha muhiimka u ah nidaamka waxbarashada.

sawiro qeybta kowaad 1

Photos from Maxamed Xirsi Nuur -Siiddii-'s post 08/04/2026
28/03/2026

Maamulka Dugsiga Mujamac Yaaqshiid oo kamid eh dugsiyada hoos taga hay'adda Tayo For Education ayaa hadal ka jeediyay siminaarka ay uqabatay Center for Educational Development - Somalia
Dugsiga Mujamac Yaaqshiid

Photos from Tayo For Education's post 27/03/2026

Gabagabo iyo gunaanad
Ugu dambeyntii waxaa shahaadooyin lagu gudoonsiiyay maamulayaashii ka qeybgalay tababarka iyo aqoon isweedaarsiga ayadoo shahaadooyinka ay si wada jira u gudoonsiiyeen gudoomiyaha Tayo For Education agaasimaha xarunta Center for Educational Development - Somalia iyo agaasimaha dalladda FPENS.
Tababarka ayaa kusoo gabagaboobay jawi farxad iyo reenreen leh.
Allaa ku mahadsan.


Photos from Tayo For Education's post 26/03/2026

Dr Mohamed isse shidow ayaa soo jeediyay tababarka qeybtii 2aad, taasoo cinwaankeedu ahaa " Hogaaminta waxbarashada iyo kormeerka dugsiga".
Ka qeybgalayaashii tababarka ahna maamulayaasha dugsigada hoos taga hey'adda Tayo For Education ayaa soo bandhigay qorshayaal, doodo iyo wax aqoon is weydaarsi wax ku ool ah.
Center for Educational Development - Somalia

Photos from Tayo For Education's post 26/03/2026

Dr shafici cabdicasiis xaaji dhafe ayaa soo jeediyay tababar cinwaankiisa yahay " Diiwaanada maamulka dugsiga".

Tababarkan waxaa lagu falanqeeyay doorka diiwaanada dugsiga ay ku leeyihiin shaqada dugsiga iyo go'aan qaadashada maamulka dugsiga.

Dr shaafici cabdicasiis waxuu kamid yahay qubarada xagga maamulka waxbarashada ee dalka soomaaliya.

Center for Educational Development - Somalia

Photos from Tayo For Education's post 26/03/2026

Tababar muhiim u ah maamulada dugsiyada hoos yimaada ayaa lagu qabtay xarunta dallada waxbarashada kaas oo loogu talagalay kor u qaadista aqoonta iyo xirfadaha maamulayaasha dugsiyada.
Tababarkan ayaa iska kaashaday 𝐡𝐚𝐲'𝐚𝐝𝐚 iyo Center for Educational Development - Somalia

Sida aynu wada ognahay, maamulaha dugsiga waa laf dhabarta nidaamka waxbarashada. Haddii maamulka dugsigu uu noqdo mid tayo leh, waxaa si toos ah u wanaagsanaanaya waxbarashada ardayda, shaqada macallimiinta, iyo horumarka guud ee bulshada

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

30 Street
Mogadishu
00000

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 12:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00