Waa basic English kaafaaideysta
ku baro englishka si fudud
Englishku waa fudeed waxaana baran kara qofkasta oo waqti giliya
Asc walaayaal ku soo dhawaada halkan. Bogaan facebook waxan u sameeyay inaan ku barano englishka.
Englishka waa luuqad international ah barashadeedana waxay kuu furaysaa fursad waxbarasho,shaqo,dalxiis iyo xiriirba.
Englishka waxa uu leeyahay heer ama level Kala duwan ok Kala ah (A1-A2, B1-B2, C1-C2).
A1-A2 waa beginner B1-B2 waa intermediate C1-C2 waa advanced.
Aniga heerkayga englishka waa B2 waxaan ahay ardayad walina baranaysa luuqada englishka dadaalna ugu jirta si eey u sii hormariso.
Waxan kugu biirinaynaa aqoonteena nagu biiri adna aqoontaad.
Markale ku soo dhawaada pagekan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
0000144