17/05/2026
Macalin English
Shuruudaha
1. Inee tahay dumar
2. Inee jirto 22 sano waxii ka weyn
3. Inee leedahay khibrad ku saabsab shaqada
4. Inee u dhawdahay xanunta
5. Inee tahay qof dulqad iyo naxriis leh
6. inee awoodo inee shaqayso lawada galin
08/04/2026