01/07/2026
HAMBALYADA XUSKA 1-DA LUULYO
Atlas College Baar ubax waxa aan farxada la qeybsaneynaa Ummada Soomaaliyeed meel kasto oo ay joogto anagoo ugu
hambalyeynayna munaasabada 1da luulyo ay
kasoo Wareegatay 66 sano guuradi maalintii ay
midoobeen gobolada waqooyi iyo koonfur ee soomalliya
24/06/2026
๐๐ฉ๐๐๐ค ๐๐ง๐ ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ก ๐๐ข๐ญ๐ก ๐๐จ๐ง๐๐ข๐๐๐ง๐๐
Start your English learning journey today. Build confidence in speaking, listening, reading, and writing through Beginner, Intermediate, and Advanced levels.
Develop your communication skills through Beginner, Intermediate, and Advanced levels designed for academic, professional, and everyday success.
Register Now and visit our office based in Baar ubax or text us on whatsapp number: +25261555305
07/06/2026
ATLAS COLLAGE wuxuu ogeysiinaya waalidintaa ubadkooda la jecel waxbarashada iyo ardaydaba in machadka Atlas Collage Baar ubax uu usoo kordhiyay barashada Maadoyinka Scientific Subjects-ka.
Baro Maadoyinka:
โ Biology
โ Chemistry
โ Physics
โ Math
Haddaba ardaydii daneeneysa waxey nagu soo booqan karaan xarunteena oo ku taalah isgoyska baar ubax ku dhagan hotel Nasiye ama naga soo wac numberkan: +25261 1555305
Atlas Collage Hoyga Aqoonta iyo Culuumta.
05/06/2026
Xarunteena Baar ubax waxaa si habsami leh usocda barashada Computerka oo ay muhiim noqotay dunidan casriga ah.
Atlas Collage waxaa ka go'an inuu soo saaro arday aqoontooda Sareso kuna fiican isticmaalka Computerka
Haddaba hadii aad daneneyso inaad barato Computerka Nagusoo booqo xarunteena oo ku taala isgoyska Baar ubax ku dhagan Hotel Nasiye
Amaa naga soo wac numberka iskuulka: +25261 1555305