18/02/2026
Ramadan kariim to All Muslims around the world
Dugsiga hoose dhexe iyo Sare ee Shaafi
18/02/2026
Ramadan kariim to All Muslims around the world
09/02/2026
Hambalyo Hambalyo
07/02/2026
Hambalyo Hambalyo.
06/02/2026
Hambalyo Hambalyo Maxamed Mursal Isxaaq oo Kaalinta 1aad ka Galey Imtixaankii Dhexe.
31/01/2026
30/01/2026
Ogeysiis Ogeysiis Dhammaan Bahda Waxbarashada Ee Dugsiga Shaafi waxaa la ogeysiinayaa in Fasaxii Imtixaankii Dhexe ee Sanad Dugsiyeedka 2025-2026 inoo dhammaaday.
Beritana ay tahay billaabashadii Intii Waxbarashada sanadka ka harsaneyd.
La socod wanaagsan iyo Shaqo wacan ayaan idin Rajeynayaa dhammaan teena. Insha Allah
Guul wacan ayaan idin leeyahay
Tartankii Finalka ahaa Ee Shaafi Cup oo u dhexeeyey fasalada Fasalka 8aad Vs form one ayaa si xamaasad leh ugu soo idlaaday Sahal Stadium.
Waxaa Guusha Raacday Fasalka Form one ee Dugsiga sare.
Tartankaasi waxa uu ka turjumaayey in Dugsiga Shaafi Marwalba uu u taagan yahay Xaqabtirada Baahiyaha waxbarasho iyo Isku dhexgalka Bulshada Deegaanka.
Guul wacan dhammaan bahda iskuulka Shaafi.
Maalintii La soo dhaafey ee Axada ahay taariikhdana ku asteysaneyd 18/01/2026 waxaa laga daah furay garoonka sahah stadium tartankii kubada cagta ee sanadlaha ahaa kaas oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka mu'asasada shaafi school iyo gudiga tartanka kubada cagta ee shaafi si loo horumariyo ardayda xirfadlayaasha ah looguna dadaalo isdhexgalka bulshada.
Waxaan urajeeneynaa guul dhammaan bahda shaafi school.
Shaafi Hoyga Aqoonta iyo Is dhexgalka Bulshada.
Hambalyo Hambalyo dhammaan bahda iskuulka Shaafi kuwaas oo maanta si Wanaagsan ugu soo idlaaday Imtixaankii Dhexe Ee Sanad Dugsiyeedka 2025-2026.
Guul ayaan idin rajeynayaa dhammaan Ardeyda Iskuulka Shaafi.