π πππππ ππππ ππππππ π¬ πͺππ«ππ¬ ππππππππ¬π¦ππ ππππ¦π¦ ππ¨π¦π¨π
Ma rabtaa inaad si kalsooni leh u barato English-ka?
Ma rabtaa inaad ka gudubto cabsida hadalka?
Hadda waa fursaddaada! π
π Casharo la duubay
π Live Call isbuucii hal mar
π Homework & Qiimeyn joogto ah
π La socod horumar todobaadle ah
π² WhatsApp: +252618707930
Fahambile Academy
HALKA FAHAMKA & ADEEGA KU KULMAAN
08/09/2025
Ku soo biir English Course-ka Free ah ee Fahambile Academy!
Waxaad si lacag laβaan ah ku baran doontaa:
βοΈ Speaking
βοΈ Listening
βοΈ Reading
βοΈ Writing
π© Nala soo xiriir: [email protected]
π +252610769986
β‘οΈ Register Now & Upgrade Your English!
05/08/2025
Daryeelka macaamiisha ma aha oo kaliya waax gaar ah waa dhaqanka guud ee guusha
Fahambile Academy waxay rumeysan tahay in la tixgeliyo macaamiisha ay tahay tiirka koowaad ee horumar waara.
Ku biir barnaamijyadeena waxbarasho si aad u barato xirfadaha casriga ah ee suuq-geynta, adeegga macaamiisha, iyo maamulka!
Nala soco: [+252610769986]
03/08/2025
Fahambile Academy waxay bilaabeysaa koorsooyin cusub!
Ma rabtaa inaad sare u qaaddo xirfadahaaga ama aad barato culuunta muhiimka ah? Fursad dahabi ah ayaa kuu timid!
Koorsooyinka la heli karo:
β
English
β
Math
β
Physics
β
Chemistry
β
Biology
β
Design
β
Software
Dhammaan koorsooyinku waa onlin
π Codso hadda: [610769986]
π² Nala soo xiriir bogga Fahambile Academy ama fariin noogu reeb Messenger/TikTok/Telegram!
β
Fahambile Academy
π Koorso English ah oo Online ah
π Waqtiyada aad dooranayso
π¨βπ« Macallimiin Khibrad Leh
π Isdiiwaangeli maanta si aad u barato English si fudud, toosna ah, online!
π² 610769986 Nala soo xiriir si aad u bilowdo!
29/07/2025
Ma dooneysaa inaad si fudud oo tayo leh ku barato:
β
Xisaabta (Mathematics)
β
Faysiska (Physics)
β
Bayoolojiga (Biology)
β
Kimistariga (Chemistry)
Waxaad heli doontaa:
π Macallimiin khibrad leh
π Casharro muuqaal ah
π Support/taageero toos ah
π Jadwal kuu fududeynaya waxbarashada
π Nala soo xiriir baraha bulshada: Facebook | YouTube | Telegram | TikTok
π Fahambile Academy β Baro si aad u badbaado mustaqbalkaaga!
26/07/2025
EXPERT VIRTUAL COACHING β Si toos ah online!
Waxaa kuu diyaar ah tababar online ah oo heer sare ah!
π Customer Service & Patient Handling
π£οΈ English for work & conversation
π€ Communication skills
β‘οΈ Nala soo xiriir si aad u hesho faahfaahin +252610769986
24/07/2025
Ma doonaysaa inaad noqoto qof dadka ku soo jiita adeeg fiican?
π‘ Fahambile Academy waxay ku baraysaa xirfadaha Customer Care si xeel dheer.
π Ku soo biir maanta oo bar sida loo noqdo adeeg bixiye kalgacal leh.
π Nala soo xiriir si aad u hesho koorsada online-ka ah.
22/07/2025
π Fahambile Academy Presents: IELTS Preparation Course π
Ma rabtaa inaad ka gudubto imtixaanka IELTS adigoo helaya 7.0+ Bands? π―
Ku soo biir koorsadayada IELTS Preparation Course si aad:
β
U barato 4-ta skills: Listening | Reading | Writing | Speaking
β
U hesho tababar iyo tijaabooyin la yaab leh
β
U barato xeelado kaa caawinaya inaad guulaysato
β
U hesho Macallin khibrad leh
β
U dhigato 100% Online β Wakhti kuu furan
β³ Muddo: 1 Bil
π Hel demo class bilaash ah iyo sample test
β‘οΈ Ku qor comment "Interested" ama nagala soo xiriir si aad u bilaabato safarkaaga guusha!
π WhatsApp: 610769986
π Fahambile Academy β Your Gateway to Global Success π
21/07/2025
Baro English si sahlan! π£οΈ
Koorsada cusub ee Fahambile Academy waa bilaash, online ah, waxayna kaa caawinaysaa inaad si kalsooni leh u hadasho.
π Koorso toos ah oo ay bixiyaan macallimiin khibrad leh.
π Isku qor hadda!
π Halka fahamku & adeegu ku kulmaan
Click here to claim your Sponsored Listing.