08/08/2021
Private ALNASHAD wuxuu har iyo haween utaagan yahay Sida uu kor ugu qaadi lahaa Ardayda Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan Iskuulka Sanad kasta wuxuu soo saaraa Arday meel kasta ka diyaarsan dhanka Base ilaa maadooyinka Scientific ama Class Form Four
Sidoo kale Iskuulka wuxuu markasta isku Dayaa sida uu ku ciribtiri lahaa jahliga.
Hadaba ku soo dhawaaw Iskuulka ALNASHAD gacmo Furan Iskuulka wuxuu ku yaalaa Degmada Boondhere qaasatan Kasoo horjeedka Masjidul Raxma ama kala xariir:
Tell: 0616453500/0618722414/0617491917/0616085874 ama pageka aan facebook ku leenahay
Ee Alnashad Instituate of languages and Sceientific Subjects.
03/08/2021
Dhamaan Macalimiinta iyo Maamulka Iskuulka Privateka ALNASHAD waxay mar kale Hambalyo udirayaan dhamaan Bahda ALNASHAD Ee Sanadkaan ufadhiisatay Federal Examination Guul weyn ka gaaray Alxm maanta intaas waxay ku heleen dadaalka ay sameeyeen iyo qaabka ay udhiseen Macalimiinta Private ALNASHAD waxaa sidoo kale guul arajaynaynaa Ardayda sanadkaan ku soo biiray Private Alnashad ee Fasalada kala duwan maadooyinka SCEINTIFIC ah sida one two three iyo four intuba
Markasta Privateka AlNASHAD wuxuu har iyo haween utaagan yahay sida uu ku soo saari lahaa Arday tayeeysan lehna Aqoon si ay la jaanqaadaan Ardayda kale Marka Hori ugaar Privateka ALNASHAD waxaa gacmo furan kugu soo dhaweyndoona Maamul
Iskuulka wuxuu ku yaalaa Degmada Boondhere qaasatan kasoo horjeedka Masjidul Raxma
ama kala Xariir lambarada hoos ku xusan:
Tell: 0616453500/0618722414/0616085874/0617491917
ama pageka aan Facebook ku leenahay Alnashaad Instituate of Languages and Sceintific Subjects.
24/07/2021
Maanta oo ay tahay maalin Sabdi ah taariikhdu ku beegan tahay 24/07/2021 waxaa si toos ah ufurmay Iskuulka maadaama aan kuguda jirnay Dabaaldaga Ciidul Adhxa Alxm.
21/07/2021
WARGELIN WARGELIN WARGELIN
19/07/2021
Dhamaan Macalimiinta Maamulka Iskuulka Privateka ALNASHAD waxay hambalyo ku aadan Munaasabada Ciida Cafafo udirayaan dhamaan Umada Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan
CIID WANAAGSAN CIID WANAAGSAN CIID WANAAGS
06/07/2021
Beritu ay tahay Maalin Arbaco ah taariikhduna ku beegan tahay 07/07/2021 Waxaa Tartami doona Labo Group oo kakala socda Habeenleey iyo Duhurleey.
01/07/2021
Macahadka ama Privateka ALNASHAD wuxuu soo kordhiyay fasalo cusub oo kala ah
1) xisaabaadka dugsiga hoose
2) fasalo Biology iyo Chemistry
3) Math iyo Physics
Full time iyo part time intuba wuu ku diyaariyey Iskuulka ama Privateka Facaweyn Ee ALNASHAD
Iskuulka wuxuu ku yaalaa Degmada Boondhere Qaasatan kasoo horjeedka Masjidul Raxma ama wixii faahfaahin ah kala Xariir.
Whatsappka: 0616453500/0618722414.
28/06/2021
WARGELIN WARGELIN WARGELIN
Waxaa la wargelinaa dhamaan Ardayda Jecel maadooyinka SCEINTIFIC In uu Iskuulka ALNASHAD uu bilaawi doono Fasalo Cusub.
Iskuulka wuxuu ku yaalaa Degmada Boondhere Qaasatan kasoo horjeedka Masjidul Raxma ama wixii faahfaahin ah kala Xariir Lambarada hoos ku xusan:.
Tell:0616453500/0618722414/0616085874/0617491917
13/06/2021
Beritu ay tahay maalin Isniin ah Waxaa holka Iskuulka Privateka ALNASHAD ku Tartami doona Labada Group Ee kala ah:
Abuukar sadiiq VS AlNasri.
INSHA:
09/06/2021
Waxaa galabta Privateka Iskuulka facaweyn Ee ALNASHAD ka dhacay Tartan udhaxeeyey labada Group Ee kala ah:
1.
2.
Tartan kadib waxaa guusha raacday Groupka Anas Binu Maalig Hambalyo hori ayaa waxaa la yiri Hadii labo dhagax lisku dhufto waxaa jaba mid.
03/06/2021
JIMCO WANAAGSAN
DHAMAAN UMADA SOOMAALIYEED
MEEL KASTA AAD JOOGTAANBA
26/05/2021
Iskuulka ALNASHAD ayaa markii dib looga soo noqday Fasaxa maalmaha quruxda badnaa Ee CIIDA ayaa Beritu ay tahay KHAMIIS taariikhdu ku asteesan tahay 27/05/2021 Ardaydii PART TIME ayaa meeshiisa kasii bilaawanaya Cashiradana meeshooda ayey kasii soconayaan Waqtigana waa sidiisii INSHA.