Faculty of Social Sciences Students' Association - Simad University

Faculty of Social Sciences Students' Association - Simad University

Share

The student union is center of activity for students, faculty and staff and designed to enhance the

Photos from Faculty of Social Sciences Students' Association - Simad University's post 01/05/2026

Waxa si rasmi ah u soo gabagaboobay tartankii xiisaha lahaa ee Debate-ka, kaas oo ay ka qeyb galeen departments kala duwan oo ka tirsan kuliyadda.

🏆 Final-ka tartanka waxaa isku arkay department of public administration vs political science waxayna guusha ku raacdy department of political science

Labada kooxood waxay soo bandhigeen dood adag, aqoon qoto dheer, iyo xirfad hadal oo heer sare ah, taas oo ka dhigtay final-ka mid aad u xiiso badan oo tartan dhab ah leh waxana kasoo qeybgalay madaxda kuliyada, macalimiinta iyo ardayda.

👏 Ugu dambayn, hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardaydii ka qeyb gashay tartanka, gaar ahaan labada department ee soo gaaray final-ka, kuwaas oo muujiyay dadaal, karti, iyo aqoon muuqata.

🤝 Sidoo kale, mahad gaar ah waxaa mudan maamulka kuliyadda, macallimiinta, iyo ardayda ka qeyb qaatay habsami u socodka tartanka.

29/04/2026

Waxaa si rasmi ah u qabsoomi doona Final-kii tartanka doodaha ee u dhexeeya:
🎓 Public Administration VS 🎓 Political Science

Tani waa fursad weyn oo aad ku arki karto ardayda ugu fiican oo soo bandhigaya aqoontooda, doodahooda, iyo xirfadooda hadalka! 💬✨

📅 Taariikh: April 29, 2026
⏰ Waqti: 3:00 PM
📍 Goobta: Town Campus, SIMAD University

🔥 Ha seegin! Kaalay oo taageer kooxda aad jeceshahay!

27/04/2026

Waxaa si rasmi ah inoogu qabsoomi doona Final-ka Tartanka Debate-ka maalinta Arbaco, 29/04/2026
waqti xiiso leh oo ay sugayeen dhammaan ardayda!

🔥 Waxaa isku wajahaya labada department ee:
Public Administration 🆚 Political Science

Tani ma ahan kaliya dood, waa tartan aqoon, xirfad, iyo fikir qoto dheer lagu muujinayo. Labada dhinac waxay diyaar u yihiin inay muujiyaan awooddooda hadal, falanqeyn, iyo difaac aragtiyeed.

📍 Ha seegin fursaddan!
Kaalay, taageer kooxdaada, kuna raaxayso jawi aqooneed oo xiiso leh.










Photos from Faculty of Social Sciences Students' Association - Simad University's post 26/04/2026

Student Association in Action!

Yesterday marked the official launch of School Visiting Program, led by members of the Student Association from the Faculty of Social Sciences.

Our student teams began visiting different schools to engage with final-year students preparing for their national exams. The discussions focus on exam challenges and solutions, career pathways, and key social issues affecting youth today.

This program is not only about giving back to the community, but also a platform for our students to demonstrate their leadership, knowledge, and professionalism.

We are proud of our teams for taking initiative and making a real impact.

Empowering students, inspiring futures!

19/04/2026

From powerful moments to inspiring connections, every scene reflects teamwork, passion, and growth.

A memory worth watching where ideas came alive and voices were heard. 🎥✨

Photos from Faculty of Social Sciences Students' Association - Simad University's post 18/04/2026

Public Administration Network Event

The Chairperson of Public Administration, Faculty of Social Science Students Association, Sumaya Abdirizak, successfully organized the Public Administration Network on Thursday.
The event brought students together to learn, connect, and share ideas, strengthening their knowledge and leadership in public service.

Special thanks go to all the students who participated and contributed to making the program a success.

It was a great step toward building a strong and impactful future in public administration.

18/04/2026

Xasuus reeb (public administration networking day)

Photos from Faculty of Social Sciences Students' Association - Simad University's post 17/04/2026

Talaado, 14 April 2026 Waxaa si xiiso leh u qabsoomay ciyaar u dhexeysay fasalada BpA19 iyo Bpsir10.

Ciyaar aad u xamaasad badneyd kadib, guushu waxay raacday Bpsir10 oo ku adkaatay 14 gool, halka BpA19 ay la yimaadeen 6 gool ⚽️

Hambalyo gaar ah ayaan u diraynaa Bpsir10 oo soo bandhigay ciyaar heer sare ah, sidoo kale bogaadin ayaan u diraynaa BpA19 dadaalkooda iyo ka qeybgalka tartanka 👏🎉

16/04/2026

Kaaley inala qaado waqti qurux oo baro wajiyo cusub oo aadan h**e u arkin❤️

Photos from Faculty of Social Sciences Students' Association - Simad University's post 14/04/2026

Isniin, 13 April 2026 — Faculty of Social Sciences Students Association ayaa sii waday tartanka kubadda cagta, iyadoo la qabtay kulamo xiiso leh oo muujiyay heerka tartan, wadajir, iyo xirfadda ardayda.

Ciyaartii koowaad waxaa wada ciyaaray fasallada Public21 iyo Political12, kuwaas oo soo bandhigay ciyaar aad u adag oo tartan leh. Ugu dambeyn, guusha waxay raacday Public21 oo heley 8 dhibcood, halka Political12 ay heleen 7 dhibcood.

Kulankii labaad ayaa dhex maray fasallada BSW04 iyo Political11, waxaana forfeit ku qaatey BSW04 oo heleen 3 dhibcood, halka Political11 ay ku heleen 0 dhibcood.

Faculty of Social Sciences Students Association waxay ku dhiirrigelinaysaa dhammaan ardayda inay sii wadaan ka qaybgalka iyo taageerada tartanka, maadaama uu door muhiim ah ka ciyaarayo xoojinta isdhexgalka, wadajirka, iyo horumarinta hibada ardayda.

Tartanka ayaa weli socda… waxaana la filayaa kulamo kale oo xamaasad leh.

Photos from Faculty of Social Sciences Students' Association - Simad University's post 13/04/2026

Waxa shalay si guul leh u qabsoomay wareegga Semifinal-ka ee tartankii doodda (debate-ka) ee u dhexeeyay
Department of Public Administration iyo Department of Psychology.

Tartan xamaasad iyo aqoon isugu jiray kaddib, guushu waxay ku raacday Department of Public Administration. 🎉

Hambalyo gaar ah ayaan u diraynaa dhammaan ardayda ku guuleysatay, sidoo kale waxaan bogaadinaynaa Department of Psychology dadaalkii iyo ka-qaybgalka quruxda badnaa.

Tani waa tusaale muujinaya tartan caafimaad qaba, aqoon iyo is-ixtiraam ku dhisan.

👏 Hambalyo Department of Public Administration! 👏

Want your school to be the top-listed School/college?

Telephone

Website