13/08/2024
Wasaaradda Arrimaha Dibada Itoobiya ayaa qoraal ay soo saartey ku sheegtay: “Itoobiya waxay ku kalsoon tahay in Turkigu uu hadda ka mahad-celinayo muhiimadda ay Itoobiya siinayso fududaynta (wadahadalka Soomaaliya) iyo danta sharciga ah ee Itoobiya ay ku doonayso inay ku hesho marin la isku hallayn karo oo dhanka badda ah. Itoobiya ayaa isku dayday inay dejiso xiisadda oo dib u soo celiso xiriirkii gobolka”.
12/08/2024
Turkiga ayaa laga soo xigtay in waqti dheeraad ah oo laga yaabo maalmo ay qaadan karaan wadahadalada uu ku heshiisinayo Soomaaliya iyo Itoobiya.
Ankara ayaa illaa haatan waxa aysan ku guuleysan in ay miiska wadaxaajoodka isugu keenin wafuuda labada dhinac oo uu hadda u dhaxeeyo Hakan Fidan.
Fidan ok ah Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkida ayaa fariimo u kala gudbinaya labada waddan iyadda oo qodobo xasaasi ah la isku mari la’yahay.
Warar aan la xaqiijin karin ayaa sheegaya in qadiyada ka laabahada is-afgaradkii Somaliland ay wali Itoobiya ka goos-qabsaneyso taasoo dooda sii adkeysay.
10/08/2024
“Madaxweynaha waxa uu kabaxay ballanqaadyadii tirada badnaa ee uu lagalay Dhaliyarada Soomaaliyeed”Xisbiga Himilo Qaran.
03/06/2023
DEG DEG , Waxaa Magaalada Buuhoodle Siwayn Loogu Soo Dhaweeyay General Saleebaan Barre Geesood Oo Maamulka SNM Ugu Magacawnaa Abaanduule, Kaasoo Dadkiisa La Dareen Noqday.
Cuqaasha Waxgaradka , Ururada Haweenka Iyo Dhalinyarada Ayaa Qayb Ka Ahaa Soo Dhawaynta Generalka.
25/02/2023
Ciidamada Deegaanka SSC ayaa gacan ku haynteeda la wareegay Xerada Guulwade ee magaalada laascaanood halkaas oo Xarun u ahaan jirtay Ciidamada Soomaaliland.
25/02/2023
Laascanood: Dagaal culus ayaa ka qarxay jiidaha Galbeedka iyo Bariga magaalada
19/02/2023
“Beesha Garxajis haddii ay ka dhiidhiyeen duulaanka nalagu soo qaaday waanu soo dhawaynaynaa go'aankooda. Suldaankii xalay lahaa Laascaanood baan aadayaa oo isimaaan wada hadalnay waxaan leenahay iska noqo, anaka ha noo iman e," Ayuu yidhi Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil.
18/02/2023
Degdeg taliyihii Ciidamadda baladxawo ayaa goordhow u geeriyooday qarax-miino oo sariirtiisa loogu xilay,
Taliyaha maanta la dilay wuxuu saxiib dhaw la ahaan jiray ilaahay ha unaxariistee Bakaal kooke
Oo sidaan oo kale qarax lagu dilay
Isku isku naqshad ayaa lagu dilay taliye aweys iyo taliye Bakaal kooke!!!
16/02/2023
" Reer Sool Waxaan Leeayahy Kollay Waa La Heshiin Doonaaye Khasaaruhu Ha Yaraado ,wada Hadalana Aynu Bilowno "Madaxweyne Biixi
14/02/2023
Dagaal ayaa caawana ka bilowday magaalada Laascaanood, iyada oo hubka noocyadiisa kala duwan laga maqlayo. Dagaalka SSC iyo Somaliland ayaa haatan isu beddeley mid habeennimo.