17/02/2026
Ramadaan wanaagsan
Waxan bulshada nagu xiran ugu hambalyaynayna bilashada bisha Ramadaan ee barakaysan. Waxan ku boorinayna inay badiyaan acmaasha wanaagsan iyo wajibka soonka.
Si gaara waxan idin dhamaystirnay kitaabka ka hadlaya axkaamta bisha Ramadaan halkan ka gal: https://youtube.com/playlist?list=PLbefXdE3bAYcpxy-TcdGkILMJJWKqsC8_&si=H4THHSofaOEQmE9b
Kitaabka 100 xadiis: https://youtube.com/playlist?list=PLbefXdE3bAYfYdP0yBS1o2Mog76PwQEYx&si=T63mGbE-Mkj-2pmo
03/02/2026
U diyaar garow Bisha barakaysan ee Ramadaan.
Dhamaan bulshada nagu xiran waxan ogaysiinayna in Kitaabka axkaam siyaam uu noo akhrinayo Bare/sheekh Cabdiraxmaan Faarax Siciid. Kitaabkan ayu ustaadku soo koobi doona kahor bilaabashada bisha barakaysan.
Horay waxan idin kusoo gudbinay dhamaan casharada kitaabka 100 xadiis. Halkan guji: https://youtube.com/playlist?list=PLbefXdE3bAYfYdP0yBS1o2Mog76PwQEYx&si=83ucYIXpZrLPv8qV
Qaybta kowaad ee kitaabka axkaam siyaam halkan ka gal: https://youtu.be/tz9VCbLx9rE
03/02/2026
Bishaaro!
Waxan ugu bishaaraynayna dhamaan dadka ku xiran Baraare Bulsho inaan uga dhignay bilaash. Koorsadan ayaa u ah muhiim qofkasta oo baranaya luuqada Englishka.
Halkan ka gal casharada koorsada: https://baraarebulsho.org/course-dashboard
Halkan ka daawo qaabka loo galo casharada: https://youtube.com/shorts/agzdPHwSvxg?si=c16zxYf4_e8uVwyz
Casharada koorsada oo muuqaala: https://youtube.com/shorts/agzdPHwSvxg?si=c16zxYf4_e8uVwyz
18/12/2025
Keliya Maalmo kooban aya ka haray labadan kulan oo toosa la wadaaga saaxiibada.
Wixii xog dheeriya, halkan akhri: https://www.facebook.com/share/v/1GDZM8WDRE/
Halkan booqo iskana diwaangeli: https://baraarebulsho.org/
Groupkan kusoo biir: https://chat.whatsapp.com/EZLt8Xcx8rG7pwD05cfLKi?mode=hqrt3
Kulamadan qofkasta oo donaya xogta imtixaankan iyo barashada luuqada Englishka ayaa kasoo qayb geli kara.
Mahadsanidiin.
12/12/2025
Jumca wanaagsan dhamaan bahda Baraare Bulsho Eebe ha inaka yeelo kuwii ka faaidaysta maalintan khayrka badan.
11/12/2025
Bandhig waxbarasheedkan waxan idinla wadaagnay 8 beri kahor. Halkan ka daawo qaabka la isudiwaangeliyo: https://youtu.be/cAPS1sGMqVE?si=DKUGoTrM_1LtX3G3
Please prepare to meet over 100 admissions officials from U.S. universities and colleges today.
🕝The undergraduate fair is from 1:30 pm to 4:00 pm GMT | 4:30 pm to 7:00 pm EAT
🕒The graduate fair is from 4:30 pm to 7:00 pm GMT | 7:30 pm to 10:00 pm EAT
✅Please see the time of the fair at your current location here: https://tinyurl.com/USFairTime
See you soon!
06/12/2025
Muhiimada Vocabulary.
Halkan waxan kusoo koobnay lix xeeladood oo ka cawin kara barashada iyo ururinta erayo badan (Vocabulary).
- Maxa la dhaha vocabulary?
- Muxu muhiim u yahay marka la joogo barashada luuqada Englishka?
- Waa kuwee shanta xeeladood ee ka cawin kara barashada Vocabulary luuqada Englishka.
Halkan uga bogo:
Waa maxay Vocabulary? Muhiimad intee leeg u leeyahay barashada luuqada Englishka?
Inaad barato erayo badan waxay door weyn ka cayaarta inaad mudo kooban ku barato luuqada Englishka.Muqaalkan waxad uga bogonaysa:1- Maxa la dhaha Vocabulary?...
05/12/2025
Jumca Wanaagsan.
Jimcuhu waa maalinta ugu khayr badan maalmaha usbuuca, aan uga faaidaysano akhrinta quraanka gaar ahaan suuratul Kahfi, sida Suubanuhu NNKH sheegay hada akhriso waxa lagu nuurinaya inta u dhedaysa laba usbuuc. Sidoo kale aan badino saliga Nebiga NNKH.
Rabbi ha inaka aqbalo acmaasha maalintan.
02/12/2025
Bandhig waxbarasheed Jaamacadaha wadanka Maraykan.
Bishan December 11, 2025 waxa qaybta waxbarashada (Education USA) qabanaysa bandhig ay kasoo qayb gelayaan in ka badan 100 jaamacadood oo bixiya kuliyahada kala duwan ee heerka kowaad iyo in ka badan 80 bixiya heerka labaad (Master degree).
Xogta bandhiga halkan ka akhri: https://baraarebulsho.org/educationusa-virtual-fair
Halka ka daawo sida la isudiwaangeliyo: https://youtu.be/cAPS1sGMqVE
Linkiga isdiwaangelinta waxan soo dhignay YouTubeka qaybta description iyo Comment.
Bandhig waxbarasheed Jaamacadaha wadanka Maraykan
Muqaalkan waxan ku sharaxnay sida isaga diwaangelin karto bandhig waxbarasheed jaamacadaha wadanka Maraykanka.Halkan booqo: https://www.educationusafairs.org...