21/10/2021
TahniYad Aroos ,
Waxaa HampaLYo aan La soo koobi karin halkan uga DiraYaa Arooska iYo Aroosada oo kaLa ah WalaalkY Marna SxpkeY Shantai Hilowle
iYo marwadiisa Maryan Diini
Noqda labadii isku waara ubad khayr qabana kala hela
waxaan idiinkugu DuceeYnaYaa Ducadii Rasuulka ee ahayd بارك االله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
02/10/2021
Walaashaa aad ku faanto magaceed
27/09/2021
Hampalyo waxaan halkaan dhalaso farxad leh uga dirayaa Qadiijo Seylax Qadiijo Seylax
Iyo cabdi wahaab oo caawa oo Tariikhu ay tahay 27 /9 /2021 oo alaah ugu deeqay gabar waxaan leeyahay noqo tii D.D .D Anfacdo aamnin
27/09/2021
Allh unaxariisto majaajiliiste ajakis
Wuxuu ahaa nin la jecel yahay inaalilaahi wa inaa ileyhi rajicun
21/09/2021
Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun😭😭😭
Allh unaxariisto adeer muxudiin jiinoow
Kitaabkiisa midig allh kasiiyo su aashana allh u fududeeyo
▪dhamaan reer muxudiin jiinoow samir iyo iimaan allh idinka siiyo
Amen amen