03/02/2026
Xizbiyiintii sawirkaan ka raadinaya nafis, rabana inay fitno iyo tashwiish ku furaan dacwada, dawlada sucuudiga bay gaalo ka aaminsanyihiin, marka anigu magaranayo sababta aan ola hadal qaadno, ama aan ugu sharaxno.
Xizbiyiintii waxaa lagala hadlaa uun takfiirinta ee madaxda ialaamka takfiirinaayaan, iyo tafriiqa baadilka ee ummada ka dhaxwadaan, marxalad lagala hadlo sh.fawazan iyo magacaabista uu sameeyay ma joogaan, waa dad fog oo xuduudii islaamka qarkeeda taagan.
Amaa dalabatul cilmiga salafiyiinta soo mahan waxaan leeyahay: waligeen culimada qaladkooda waa lagu radin jiray, Sh. Maxamad Mukhtar wuxuu horay ugafay Waa laradiyay, hadana wuxuu gafo khaldnimadeeda waa lacadeenaa, salafiyiintu waligood waxay ku suntanaayeen radinta baadilka si waafaqsan shareecada oo xikmadeesan.
فلسنا في حيرة.
02/02/2026
Yuhuuda iyo calmaaniyada iyo mulxidiintu tee dagaalka kula jiraan, ma Sh.Barbaraawi mise Eng.Sh.Mastafa?
Ku dhawaaqida ictiraafka lagu dhaqaaqay kaliya, baa lagu sumcad dilay oo dagaal lagu qaaday sh.barbaraawi, waxaana shirko ku ahaa dagaalkaas calmaaniyiin iyo xizbiyiin, aad bay uyaraayeen dadkii shiikha difaacay, salafiyiintuna kamaysan cabaadin arinkaas, mana jirin qaylo dhaan iyo ilinyaxaased lagu difaacay shiikha, dagaalka nuxurkiisana uu ahaa been abuur.
Halka Eng.Sh. Mustafe oo khudbo aan macno badneen ka galay hargaysa lagu dhaliilay khudbadihiisa, dadkii dhaliilay baa calmaaninimo lagu shaabadeeyay ayadoonan lahubsan, kaliya inee caamo ama siyaasiyiin yihiin. Haday xaqiiqo noqotay xataa in dadka qaar lagu hubsaday calmaaninimo Waa tiro yar oon faraha gacmaha dhaafaynin. Ku darsoo Engineer ka dadkii dhaliilay sawir ee sh.barbaraawi ee kula jiraan baa si gaar ah loo isticmaalaayay, ayadoo loo macneenayo shiikh barbaraawi iyo calmaaniyiinta baa isku saf ah.
Ictisaamka iyo asalkooda ikhwaanu-muslimiinka mulxidiinta iyo calmaaniyiinta iyo suufiga iyo noockasta oo dadka kamida Waa laga helaa, cabaadka iyo calaacalka Baraha-bulshada ee Ku faafinaayaan ictisaamka in calmaaniyiintu weerar ku yihiin culimada oo salafi iyo xarakiba eesan kala saareynin, danta ee kaaleeyihiin kaliya waa in takoorka uu sh.barbaraawi takooray bulshaduna fahmtay ee kabaxaan, gacmaha iyo afka salafiyiintana iskaga saaraan.
Ugu danbeen:
Salifigu wuu isku filanyahay, Gaal iyo calmaani iyo xarakiba Waa islaga aadaa, dhamaantoodna wuu wada radinaya, ee xarakiyiintu ha isfurdaamiyaan.
30/01/2026
"Hubka waan dhigaynaa hanala cafiyo"!
Danbiga hada ee galeen xamaas muxuu yahay, mise jihaadkii bay ka tawbad keenaysaa xamaas?
Shalay shacab nabdoon oo nolosha ukala socoto gumaystahana heshiis kuwada joogaan bay xamaas dagaal galisay, heshiiskiina laburiyay, waxayna ku doodayeen in ay dagaalami doonaan ilaa dhibicda ugu danbeeso we dhiiga.
Anigu waan yaabanaa oo dhamaan inta marinka qasa joogto hadii gumaystaha uu ka tilaabsado macala xamaas soo gumaystuhu dhulka maqaadanayo?! Wixii laga dagaalamayay soo madhacayaan baan lahaa, maxaa qaldan?
Mise dhiiga ee xamaas ka hadlaysey waaba dhiiga shacabka, nafta ee hurayaanna waa nafta shacabka ree qasa, soo waaba kuwaan leh hanala cafiyo aa noolaane?!😱.
Hadaanay sheekadu sidaa ahayn Maxaa keenay cabsida, yaasa laga cabsana? Soo gaalkii lagu jihaadaayay maahan maa la shahiido, ma janno in lagalo baa laga daahayaa?
Anoo sidaas leerka caqliga ugu shiday xamsaawi baa iisooqori doono "Cadaw baa tahay muslimka in ladhameeyo baa rabtaa"
30/01/2026
Nabad iyo barwaaqo Allah siiyo Ree qasa, dhibka gumaystaha iyo xamas Allah oga gargaaro.
30/01/2026
لا تغتروا بمسكنة وهدوء المبتدع
رُبَّ متخفٍّ على السُّنَّة، مُدَّعٍ الغيرةَ عليها، وكأنَّ مظهرَه المسكنةُ والهدوءُ، وهو حقودٌ مميِّعٌ، مدافعٌ عن أهل البدع، يُجالِسهم، ويُلمِحُ إلى تعييرِ أخيارِ السُّنَّة والسلفيَّة، وقُصارى أمرِه أن يكونَ وفدَ الشيطان.
أُفٍّ وتُفٍّ لضياعِ الأعمارِ بخيانةِ البرايا بسلفيَّةِ زيفٍ وزورٍ.
"ولهذا كان السلف يزِنون الرجال بثباتهم على السنة، وصدقهم في العمل، لا بما يظهر من رقّة أو خشوع قد لا يتجاوز اللسان والعين.
قال الحسن البصري:-رحمه الله تعالى-
«لا تغترّوا بخشوع الرجل ولا ببكائه، فإن المنافق قد يخشع ويبكي، ولكن انظروا إلى صدقه عند العمل، ووقوفه عند الأمر والنهي».
الشاطبي، الاعتصام، دار ابن عفان، ج1، ص79
Sh. Jamaal Cali Mahamed jazakallaahu khayran