The Public Voice

Call Contact the school

The Public Voice "The function of education is to teach one to think intensively and to think critically. Intelligence plus character—that is the goal of true education."

29/07/2026

Dalkaan dhaqaalihiisa waa sii xumaan.

24/07/2026

Dowladnimadu waxay ku dhisan tahay isla xisaabtan, hufnaan, iyo u adeegidda shacabka soomaaliyeed, balse maanta shacabka Soomaaliyeed waxay wali sugayaan amni, cadaalad, iyo adeegyo tayo leh.

Balse dowlada waxaay ku mashqulsan tahay dhul b**b, musuq, cadaalad daro, colaad iyo in xukunka xoog ku joogto.

22/07/2026

Wadankeena waxa uu ku jiraa xalaad adag dadkii waxaay la yihiin wax aay cunaan.

20/07/2026

Abwaan Hadrawi.

10/07/2026

Waxaruhu sidaan qabo waligoodba qoor qabad biyo kuma qudhqudhiyaan.

Abwaan dhamac

06/07/2026

Waa maamul xumada heesata caasimada Somalia.

06/07/2026

Ninkaan wuxuu ka shifay ceebtii xasan sheikh ee ah in uu xasan sheikh uso xule Adam madoobe si uu Madaxwayne oga noqdo koofur galbeed.

30/06/2026

Hogaamiye Abdirahman Abdishakur Warsame oo ka hadlaayo dabaaldaga luulyo iyo xaalka wadanka.

29/06/2026

Xamar waxaay ubahan tahay dowlada hoose oo si hufan wax oga qabato magaaladaan.

26/06/2026

Away xoriyadii Sacdiya bajaj?

Address

Banadir
Mogadishu

Telephone

+252612112228

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when The Public Voice posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to The Public Voice:

Shortcuts

Share