Dugsiga Daaru Ihsaan

Dugsiga Daaru Ihsaan

Share

Daaru Ixsaan waa xarun waxbarasho oo Online ah ood kabaran karto Culuumta Shareecada iyo Qur'aankaba. Waa Page loogu talagalay in lagu faafiyo khayrka.

18/07/2024
13/07/2024

Nabad waarta Alle ha ina siiyo.

12/07/2024

Kaalay halkaan quruxda badan dhul kagado oo soo dag.

12/07/2024

Alxamdulilaah, Allow na siisaye noo siyaadi.

Photos from Dugsiga Daaru Ihsaan's post 07/07/2024

"عندما يكون الطير حياً فإنه يأكل النمل." عندما يموت الطائر يأكل النمل الطائر. الوقت والظروف يمكن أن تتغير في أي وقت. لا تقلل أبدًا من قيمة أي شخص أو تؤذيه في الحياة. قد تكون قوياً اليوم ولكن تذكر أن الزمن أقوى منك! شجرة واحدة تصنع مليون عود كبريت، وعود كبريت واحد يمكن أن يحرق مليون شجرة، فلا تدع شيئًا سلبيًا واحدًا يؤثر على ملايين الأشياء الإيجابية في حياتك.
"فأحسنوا وأحسنوا.🤏

06/07/2024

Allow wixii aan khaladno naga Cafi.

03/07/2024

Qur'aanka halkaan kabaro adiga oo gurigaaaga Joogtid oo howlahaaga wata.

11/07/2023

Daaru Ihsaan waxaad ka heleysaa in aad barato Qur'aanka iyo Culuumta shareecadda adoo gurigaaga joogtid, fadlan ka faa'iideyso oo dib umuraajacee Qur'aanka, dambi ka wayn majiro ood xifdisay kadibna aad ilowday.

13/05/2023

Xalku waa raacista Suuban.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Mogadishu