Midowga Ardayda Kulliyadda Shareecada & Daraasaatka Islaamka JUS.

Midowga Ardayda Kulliyadda Shareecada & Daraasaatka Islaamka JUS.

Share

Midowga Kulliyada Shareecadda & Daraasaatka Islaamka

Photos from Midowga Ardayda Kulliyadda Shareecada & Daraasaatka Islaamka JUS.'s post 13/04/2022

Muqdisho, 13 April, 2022

Naadiga Ardayda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo kaa shanaaya kulliyadda Shareecada iyo Daraasaadka Islaamka ayaa qabtay Nadawa kusaabsaneed Axkaamta Soonka iyo Aadaabtiisa, waxaana marti ku ahaa culmida kala ah:
Sh. Cabdiqadir Aadan Cabdi
Sh.Dr Cismaan Cali Faarax
Sh.Dr Haaruun Sh.Xusen Cabdi

Waxaan umahad celineynaa maamulka Jus oo qeyb ka qaatay qabsoomidda barnaamijkan .

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

21 October
Mogadishu
252