Xaladhalay Institute Of Peace Studies and Reconciliation

Xaladhalay Institute Of Peace Studies and Reconciliation

Share

Xaladhalay Institute Of Peace Studies is a Well-known Institution that works in the fields of Peacebuilding & Reconciliation.

The Institute was named after the (Xaladhalay) Concept, which comes from a Historical Peace and Reconciliation Story.

Photos from Xaladhalay Institute Of Peace Studies and Reconciliation's post 27/12/2025

๐Ÿฎ๐Ÿฒ ๐——๐—ฒ๐—ฐ๐—ฒ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ, ๐— ๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ต๐˜‚ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ

Agaasimaha waaxda Cilmi-baarista ee Mac'hadka Daraasaadka Nabadda iyo Dib- uheshiinta ๐™“๐™–๐™ก๐™–๐™™๐™๐™–๐™ก๐™–๐™ฎ Mudane Ibrahim Abdulkadir Ali Ibraahim Tรปrkรฎsh aya ka qayb galay xafladda Haabeenka Cilmi baarayaasha Soomaaliyeed oo ay soo agaasimeyn Ururka Cilmi baarayaasha Soomaaliyeed ee Somali Researchers Association (SRA) taasoo sandkii labaad lagu qabtay magaalada Mogadishu.

Xafladan ayaa la isugu keenay dhamaan bahda cilmi-baarayaasha soomaaliyeed ee si joogta ah Cilmi-baarista uga saameeya Soomaaliya, Iyadoo halkaaas lagu falanqeeeyey cilmi-baaristii sanadkan sii dhamaanaya ee 2025, natiijooyinkii kasoo baxay, iyo talabixiinta aysoo jeediyeen Cilmi- baarayashu, Sidoo kale Cilmi-baarasha ayaa ka dooday ciwaanada ama meelaha muhiimka ay tahay in Cilmi-baarista sanadka soo socda ee 2026 xoogga lagu saaro.

Ugu dambeyntii agaasimaha ayaa ka gudoomay Ururka (SRA) Shahaado sharaf uu ku muteystay kaalinta uu kulaha cilmibaarista sandka 2025.

03/12/2025

Waxaan hambalyo diirran u direeynaa Aasaasaha Machadka Xaladhalay Institute Of Peace. Mudane Ayub Hajji Ali oo Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Ahmed Abdi Karie Qoor Qoor u Magacaabay Lataliyaha Madaxweynaha Ee Arimaha Dib U Heshiisiinta Dowladda Galmudug.
Hambalyo Hambalyo.

06/11/2025

Warm congratulations to our newly appointed Director of Peacebuilding & Outreach Department. Maxamed Dulmidiid We wish you success and impactful leadership as you take on this important role. Welcome aboard!

01/11/2025

Warm Congratulations to our New Director of the Research Department at the Xaladhalay Institute of Peace Studies, We are confident that your leadership will bring valuable insights and strengthen our research excellence.

03/10/2025

"Qofku wixii uu ku saxanyahayna waa in lagu amaano wixii uu ka gaabiyayna loo sheego"

Moallim Omar Ali Mohamed

03/10/2025

" Soo bandhigidda daraasadaan waan ku bogaadinaa Ayuub"

ganacsade Maxamad Cali Qase

03/10/2025

"Baaraha Cimi baarista iyo Machadkaba waxaan uga mahadcelinaa ineey moowduuc muhiima cilmi baaris ku sameeyeen"

Bare sare Cabdisalan Firidho

03/10/2025

"Horumar balaaran ayaa la sameeyey dib u heshiisiinta iyo nabadeyntana shaqo baanaa laga qabtay. Laakiin wali laguma guu leeysan in la ciribtiro colaadaha"

Gudoomiyaha dhalinyarada Dhuusamareeb Bashiir Shiq-Cali

03/10/2025

"Galmudug waxeey xasiloonida siyaasadeed ku gaartay danteedeey garatay"

Qoraa Mustaf Warsame Sabriye

03/10/2025

"Madaxweyne Qoor-qoor iyo maamulkiisu waxeey ku guuleysteen xasiloonida Galmudug"

Wasiir dowlihii h**e ee wasaaradda caafimaadka Galmudug

03/10/2025

Agaasimaha machadka Xaladhalay Isse Seexay ayaa soo jeediyay talooyin la xiriira sidii nabadda loo hor mari lahaa.

03/10/2025

"Muddadii madaxweyne qoor-qoor joogay waxaa lagu guuleystay amniga Galkacyo, mideynta Canshuuraha iyo Amniga guud ee Galmudug"

Ustaad Shafici

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Mogadishu
252