WhatsApp Username-ka cusub ma runbaa?
Haa, waa run. WhatsApp wuxuu bilaabayaa feature cusub oo kuu oggolaanaya inaad isticmaasho Username () halkii aad lambarkaaga qof walba siin lahayd.
π Muuqaalkan waxaan ku sharaxay:
β
Waa maxay WhatsApp Username?
β
Goorma ayuu soo baxayaa?
β
Maxaa is beddelaya?
β
Maxay faa'iido u leedahay dadka isticmaala WhatsApp?
Daawo muuqaalka oo la wadaag saaxiibbadaada si ay u helaan xog sax ah.
Agaasin Technology
Making Tech Easy.
Agaasin Technology
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Agaasin Technology, Education, Mogadishu.
π Welcome to Agaasin Technology
Helping Somali speakers understand technology through simple tutorials, tech updates, AI insights, and practical skills.
π» Technology Made Simple
π Courses Coming Soon
π₯ Ma rabtaa inaad barato Microsoft PowerPoint si fudud?
Waxaan YouTube-kayga ku soo bandhigay cashar dhamaystiran oo Af-Soomaali ah. Casharkan waxaad ku baran doontaa:
β
Sida loo sameeyo presentations qurux badan
β
Animations & Transitions
β
SmartArt, Shapes & Icons
β
Sawirro iyo Videos
β
Design iyo Formatting
β
Talooyin kaa dhigaya mid xirfad leh
π Daawo casharka oo dhan adigoo gujinaya link-ga ku yaal profile-kayga.
Ha iloobin:
π Like
π¬ Comment
π Share
π Subscribe
Agaasin Technology
Making Tech Easy π
24/06/2026
π 10-ka Muharram β Maalinta Caashuuraa
Rasuulka ο·Ί wuxuu yiri:
"Ψ΅ΩΨ§Ω
ΩΩΩ
ΨΉΨ§Ψ΄ΩΨ±Ψ§Ψ‘Ψ Ψ£ΨΨͺΨ³Ψ¨ ΨΉΩΩ Ψ§ΩΩΩ Ψ£Ω ΩΩΩΨ± Ψ§ΩΨ³ΩΨ© Ψ§ΩΨͺΩ ΩΨ¨ΩΩ"
"Waxaan Alle ka rajaynayaa in soonka maalinta Caashuuraa uu dhaafo dembiyadii sannadkii ka horreeyay."
(Waxaa wariyay Muslim)
π€² Aynu ka faa'iidaysanno fadliga maalintan weyn:
β
Soon
β
Ducada iyo xuska Alle
β
Akhriska Qur'aanka
β
Istighfaarka badan
β
Sadaqada iyo camalka wanaagsan
π‘ Waxaa sunno ah in lagu daro maalin kale:
9-ka iyo 10-ka Muharram
ama
10-ka iyo 11-ka Muharram
Alle ha naga aqbalo camalkeenna wanaagsan, hana ina waafajiyo cibaadada iyo daacadda.
Aamiin. π€
20/06/2026
Safarkii Agaasin Technology Wuu Bilaabmay!
Tiknoolajiyadu maanta waa qayb ka mid ah nolosheena, laakiin mararka qaar waxay u muuqataa mid adag oo aan si fudud loo fahmi karin.
Taasi waa sababta aan u aas-aasay Agaasin Technology.
Halkan waxaad ka heli doontaan:
β
Casharro tiknoolajiyadeed oo fudud
β
Wararkii ugu dambeeyay ee dunida tech-ka
β
Sharaxaad ku saabsan AI, Computer-ka, Internet-ka iyo Cybersecurity-ga
β
Talooyin iyo xirfado cusub oo ku saabtabsan teknojiyada.
Ujeedkaygu waa inaan tiknoolajiyada ka dhigo mid qof kasta oo Soomaali ahi si fudud u fahmi karo.
π₯ Tani waa bilow kaliya.
Bilaha soo socda waxaan idiin diyaarin doonaa:
π Koorsooyin dhammaystiran
π» Mashruucyo dhab ah
π Casharro bilow ilaa heer sare ah
Haddii aad xiisaynayso tiknoolajiyada, hadda waa waqtigii aad qayb ka noqon lahayd bulshada Agaasin Technology.
π Raac bogga
π Daar ogeysiisyada
π€ La wadaag saaxiibbadaada
*Agaasin Technology*
*Making Tech Easy*
Click here to claim your Sponsored Listing.