05/01/2016
Cover page
HORIZON INTERNATIONAL UNIVERSITY "The University of Excellence and Quality"
Horizon International University (HIU)
Jaamacadda Caalamiga Horizon (JCH) waa jaamacad private ah, lehna aqoonsi caalami ah. Waxaana aasaasay khubaro isku howlay iney aqoonta ardada dhameysatay dugsiga sare kobciyaan, uguna deeqaan fursad waxbarasho lehna takhasusyo muhiim u ah ardada dalkeena.
======
HORIZON INTERNATIONAL UNIVERSITY
05/01/2016
Cover page
Mid-term Examinations... on going...
Wish you all the best.
TACSI TIIRAANYO LEH:
Dhammaan bahda Jaamacadda Caalamiga Horizon, Maamuulka, Macalimiinta, shaqaalaha iyo Ardadaba waxaan Tacsi u direynaa Al Ustaad Maxamed C/laah Sh. Maaxi oo hooyadii Aamina Sheekh Cusmaan ku geeriyootay degmada Afgooye, gaar ahaan Xaafadda Makkah.
Waxaan marxuumadda Ilaah uga baryeynaa inuu janadii firdowsa ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadii ay ka tagtayna samir iyo iimaan ka siiyo.
فإنا لله وإنا إليه راجعون
"إن لله ما أخذ، وله ما أعطى، وكل شيء عنده بأجل مسمى"
♥♥CIID WANAAGSAN♥♥
Dhamaan bahda Jaamacadda Caalamiga Horizon.
Ciidan ciideeda Ilaah farxad iyo caafimaad nagu wada gaarsiiyo.
♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥
♥♥♥عيدكم مبارك♥♥♥
♥♥وفرحتكم دائمة♥♥
♥♥وكل عام وأنتم بصحة وعافية♥♥
HAPPY EID!
We say "EID MUBARAK" to all our STAFFs and Students.
عيدكم مبارك!
عساكم من عواده!
Ciid wanaagsan.
The New Semester will start on Sep 8, 2012.
Welcome to HORIZON.
"The University of Excellence and Quality"
HORIZON INTERNATIONAL UNIVERSITY
"The University of Excellence and Quality"
Final Examination results were published.
The new semester will start on March 3, 2012.
Its the semester break!
Have a nice moment to all our students!!!
Knowledge is the key of virtue.