Al-Rabwa primary and secondary school

Al-Rabwa primary and secondary school

Share

ugu imow schoolka al rabwa wax barasho tayo leh, iyo barayaal marwalba heegan u ah barista duruusta

26/05/2026

Maamulka iyo Macallimiinta Dugsiga Al Rabwa waxay dhammaan Ummadda Muslimiinta ah ugu hambalyeynayaan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.

Ciid Mubarak ๐Ÿค๐Ÿ‘

25/05/2026

Tafsiirka Suurat Ash-Shams | Safiya Bashi Adam ๐Ÿค

Allah ha u barakeeyo cilmigeeda, hana ka dhigo mid anfaca iyada iyo bulshadaba.

24/05/2026

๐Ÿ“–โœจ ุชู„ุงูˆุฉ ุฎุงุดุนุฉ ู…ู† ุงู„ุทุงู„ุจุฉ [ุญูุตุฉ ุญุณู† ุขุฏู…] ู„ุขุฎุฑ ุขูŠุฉ ุณูˆุฑุฉ ุงู„ุจู‚ุฑุฉ ๐Ÿค

22/05/2026

Ardayada Saabirin mohamed hussein oo Akhrinyasa Tafsiir Suratu al fiil || allah uziyaadiyo cilmigeeda ๐Ÿคฒ๐Ÿฝ๐Ÿค

19/05/2026

Madaxa Hawlaha Dugsiga [ Head of School activities] Ustaad Mohamed Wali Ahmed Haybe ayaa si dareen leh ugu dardaarmay ardayda, isagoo xusay muhiimadda ay leedahay cilmiga iyo baahida weyn ee qofku u qabo.

18/05/2026

๏ดฟ ุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ ๏ดพ

Maamulka, macallimiinta iyo dhammaan bahda dugsiga waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelkii, qaraabadii iyo guud ahaan qoyskii ay ka baxday Marxuumad Mama Fadumo Mohamed Rooble, oo ku geeriyootay dalka Masar.

Marxuumaddu waxay ahayd hooyo ka mid ahayd tiirarka muhiimka ah ee dugsiga, kana qeyb qaadatay horumarka iyo wanaagga bahda waxbarashada. Geerideedu waa murugo iyo xanuun aan wada dareemeyno.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu janatul Firdowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo dhammaan ehelka iyo qoys

12/05/2026

Ardayad: Hani Abdinur Kahiye | tafsiir suurat al masad | masha allah, allah barakeeyo ๐Ÿคฒ๐Ÿฝ๐Ÿค





11/05/2026

Madaxa xiriirka bulshadda [ public relation officer] ee Dugsiga Al Rabwa
| Ustad Yuusuf Mohamed Hassan |
Ayaa Dhiirrigelin lyo Taageero Dheeraad, Ah Siiyey Ardayda Fasalka Form Four lyo Fasalka 8aad.

07/05/2026

Hadafkeenu waa soo saarista jiil ku barbaaray qaranimo, waddaniyad iyo jacaylka dalkiisa ๐Ÿค๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด





29/04/2026

Suโ€™aal Juqraafi
Fasalka Form Four
Isku day Wacan ๐Ÿ‘๐Ÿผ๐Ÿค

24/04/2026

Jumco Mubarak ๐Ÿค

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu