28/04/2026
𝗫𝗮𝗿𝗶𝗶𝗳𝗸𝗮 𝗖𝗼𝗱𝗲-𝗸𝗮 & 𝗛𝗮𝗹𝘆𝗲𝗲𝘆𝗴𝗮 𝗚𝗮𝗿𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮!
⚽ 🖥️⌨️🏟️
Hambalyo guud ahaan ardayda iyo maamulka Kulliyadda DIU Faculty of Computer Science and Engineering ee Jaamacadda caalamiga ah ee Daha International University -DIU.
Waa tallaabo dhiirigelin leh in la isku daro xirfadda aqooneed iyo firfircoonida ciyaaraha.
Maanta ma ahan oo kaliya maalin tartanka isboortiga, ee waa maalin la muujinayo midnimada iyo kartida dhalinyarada Computer Science and Engineering ee jaamacada. Sida aad ugu dhiirantihiin xallinta Logic-yada adag iyo dhisidda barnaamijyada casriga ah,garoonkana u soo bandhiga farsamo iyo xirfad ka tarjumaysa magaca weyn ee DIU.
𝗫𝗮𝘀𝘂𝘂𝘀𝗻𝗮𝗮𝗱𝗮: Kulliyaddiinu waa wadnaha isbeddelka adduunka iyo mustaqbalka tignoolajiyadda. Ciyaar wanaag ha idinku dhammaado Bandhigiina!.
10/12/2025
🎓 𝗛𝗔𝗠𝗕𝗔𝗟𝗬𝗢 𝗤𝗔𝗟𝗜𝗡-𝗝𝗘𝗕𝗜𝗡 | 𝗗𝗮𝗵𝗮 𝗜𝗻𝘁𝗲𝗿𝗻𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗨𝗻𝗶𝘃𝗲𝗿𝘀𝗶𝘁𝘆 -𝗗𝗜𝗨 |
𝗗𝗜𝗨 𝗙𝗮𝗰𝘂𝗹𝘁𝘆 𝗼𝗳 𝗖𝗼𝗺𝗽𝘂𝘁𝗲𝗿 𝗦𝗰𝗶𝗲𝗻𝗰𝗲 𝗮𝗻𝗱 𝗘𝗻𝗴𝗶𝗻𝗲𝗲𝗿𝗶𝗻𝗴
Maanta waa maalin farxad iyo sharaf gaar ah inoo ah Kuliyadda DIU Faculty of Computer Science and Engineering ee Daha International University -DIU , maadaama ay ardaydeennii qaaliga ahaayeen maanta ka aflaxeen jaamacadda.
Waxaan si gaar ah ugu hambalyeynaynaa dhammaan ardayda ka baxay kuliyaddeena, kuwaas oo muujiyay dadaal, adkaysi iyo halgan joogto ah intii lagu jiray safarkooda aqooneed. Qalin-jebinta maanta waa caddeyn ay horseed u noqdeen hawlkarnimo, tiknoolajiyad jaceyl iyo doonis ay ku gaaraan heerar cusub oo xirfadeed.
Kuliyadda Computer Science & Engineering waxaa sharaf u ah in ay ardaydan maanta noqdeen injineero iyo khubaro IT oo diyaar u ah in ay kaalin muuqata ka qaataan horumarinta bulshada, suuqa shaqada iyo tiknoolajiyadda dalka.
𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝗤𝗮𝗹𝗶𝗻-𝗷𝗲𝗯𝗶𝘆𝗲𝘆𝗮𝗮𝗹!
Aqoontiina waa hubkiina. Safarkiinnu ha noqdo mid guul iyo horumar leh.
Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, riyooyinkiinna oo rumooba, iyo inaad noqotaan kuwa magaca Jaamacadda Daha International University sare u qaada.
𝗗𝗮𝗵𝗮 𝗜𝗻𝘁𝗲𝗿𝗻𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗨𝗻𝗶𝘃𝗲𝗿𝘀𝗶𝘁𝘆 – 𝗪𝗵𝗲𝗿𝗲 𝗟𝗲𝗮𝗱𝗲𝗿𝘀 𝗔𝗿𝗲 𝗠𝗮𝗱𝗲. 🎓✨
22/07/2025
Class of 2025 Hambalyo CS02IT07 guulaysta
19/07/2025
Hambalyo dhammaan Ardada Bachka Waxaan si gaar ah ugu hambalyaynaynaa Eng.Aden Ali Hussein oo kamid ah Ardayda Qalan jebiyayaasha 2025 waxaan idiin leenahay Dhammaantiin Guulaysta ka aflaxayaasha Daha International University -DIU
19/07/2025
Hambalyo dhammaan Ardada Bachka Waxaan si gaar ah ugu hambalyaynaynaa Eng.Abdulkadir Omar Mohamed oo kamid ah Ardayda Qalan jebiyayaasha 2025 waxaan idiin leenahay Dhammaantiin Guulaysta ka aflaxayaasha Daha International University -DIU
19/07/2025
Hambalyo dhammaan Ardada Bachka Waxaan si gaar ah ugu hambalyaynaynaa Eng.Abdulkadir bashir isse oo kamid ah Ardayda Qalan jebiyayaasha 2025 waxaan idiin leenahay Dhammaantiin Guulaysta ka aflaxayaasha Daha International University -DIU
19/07/2025
Hambalyo dhammaan Ardada Bachka Waxaan si gaar ah ugu hambalyaynaynaa Eng.Feysal Dahir Hassan oo kamid ah Ardayda Qalan jebiyayaasha 2025 waxaan idiin leenahay Dhammaantiin Guulaysta ka aflaxayaasha Daha International University -DIU
19/07/2025
Hambalyo dhammaan Ardada Bachka Waxaan si gaar ah ugu hambalyaynaynaa Eng.Bashiir Husein Abdi oo kamid ah Ardayda Qalan jebiyayaasha 2025 waxaan idiin leenahay Dhammaantiin Guulaysta ka aflaxayaasha Daha International University -DIU
19/07/2025
Hambalyo dhammaan Ardada Bachka Waxaan si gaar ah ugu hambalyaynaynaa Eng.Abdirahman Ibrahim Hassan oo kamid ah Ardayda Qalan jebiyayaasha 2025 waxaan idiin leenahay Dhammaantiin Guulaysta ka aflaxayaasha Daha International University -DIU
18/07/2025
Hambalyo dhammaan Ardada Bachka Waxaan si gaar ah ugu hambalyaynaynaa Eng.Abdisalaan Mire Osmaan oo kamid ah Ardayda Qalan jebiyayaasha 2025 waxaan idiin leenahay Dhammaantiin Guulaysta ka aflaxayaasha Daha International University -DIU
18/07/2025
Hambalyo dhammaan Ardada Bachka Waxaan si gaar ah ugu hambalyaynaynaa Eng.Khaalid Husein Osman oo kamid ah Ardayda Qalan jebiyayaasha 2025 waxaan idiin leenahay Dhammaantiin Guulaysta ka aflaxayaasha Daha International University -DIU