04/05/2026
Faculty Of Business And management science
Zamzam university of science and technology Baidoa Compus
04/05/2026
26/04/2026
๐ง๐ฅ๐๐๐ก๐๐ก๐ ๐ฃ๐ฅ๐ข๐๐ฅ๐๐
๐๐๐ฅ๐๐๐ฅ ๐๐ก๐ ๐ฃ๐๐ฅ๐ฆ๐ข๐ก๐๐ ๐๐๐ฉ๐๐๐ข๐ฃ๐ ๐๐ก๐ง
Kuliyadda Ganacsiga iyo Maamulka ee Jaamacadda Zamzam waxay qabatay tababar ku saabsan horumarinta xirfadaha shaqo iyo nafeed, si ardayda loogu diyaariyo suuqa shaqada.
17/04/2026
TRAINING PROGRAM
SURVIVAL STRATEGIES IN GLOBAL CRISES
Kuliyadda Ganacsiga iyo Maamulka ee Jaamacadda Zamzam waxay si guul leh u soo gabagabeysay tababarkii ku saabsanaa xeeladaha badbaadada iyo maaraynta qalalaasaha caalamiga ah, iyadoo xoogga la saaray hoggaaminta, goโaan qaadashada, iyo xalalka waara.
Qodobada Tababarka:
A: Management of Emergency Situations
B: Crisis Decision-Making Strategies
C: Leadership Role in Institutional & Community Survival
D: Sustainable Solutions to Global Challenges
Tababarkan oo si heer sare ah loo qabtay ayaa ka qaybgalayaashu ka faaโiideysteen aqoon iyo xirfado muhiim ah oo la xiriira la tacaalidda xaaladaha adag.
17/04/2026
15/04/2026
๐ง๐ฅ๐๐๐ก๐๐ก๐ ๐ฃ๐ฅ๐ข๐๐ฅ๐๐ : ๐ฆ๐จ๐ฅ๐ฉ๐๐ฉ๐๐ ๐ฆ๐ง๐ฅ๐๐ง๐๐๐๐๐ฆ ๐๐ก ๐๐๐ข๐๐๐ ๐๐ฅ๐๐ฆ๐๐ฆ
Kuliyadda Ganacsiga iyo Maamulka ee Jaamacadda Zamzam waxay si rasmi ah u qabaneysaa tababar muhiim ah oo ku saabsan xeeladaha badbaadada iyo maaraynta xaaladaha qalalaasaha caalamiga ah.
Tababarkan wuxuu diiradda saarayaa:
โ
Maareynta xaaladaha degdegga ah
โ
Goโaan qaadashada xilliyada qalalaasaha
โ
Doorka hoggaaminta ee hayโadaha iyo bulshada
โ
Xalalka waara ee caqabadaha caalamiga ah
Tababarkan wuxuu si gaar ah ugu habboon yahay ardayda iyo xirfadlayaasha doonaya inay:
horumariyaan xirfadaha hoggaaminta
fahmaan maamulka xaaladaha degdegga ah
xoojiyaan awoodda goโaan qaadashada
la tacaalaan caqabadaha caalamiga ah
Goobta: Campus Two
Taariikhda: 16 April 2026
Waqtiga: 3:30 galabnimo
Ha seegin fursaddan muhiimka ah ee kobcinta aqoonta iyo xirfadahaaga mustaqbalka.
07/04/2026
KULIYADDA GANACSIGA IYO MAAMULKA
Waxaa si guul leh u soo dhammaaday tababarkii muhiimka ahaa ee cinwaankiisu ahaa
Data Collection and Analysis in Research: Tools and Techniques
Tababarkan oo socday laba maalmood ayaa diiradda lagu saarey horumarinta xirfadaha ardayda ee la xiriira
1. Ururinta xogta
2. Falanqaynta xogta
3. Adeegsiga qalabka iyo farsamooyinka cilmi-baarista
Intii uu socday tababarku, ardaydu waxay heleen aqoon iyo xirfado muhiim u ah dhinaca cilmi-baarista, gaar ahaan hababka casriga ah ee ururinta iyo falanqaynta xogta
Kuliyadda Ganacsiga iyo Maamulka waxay u mahadcelineysaa dhammaan ardayda, macallimiinta, iyo marti-sharafta ka qeyb qaatay tababarkan guusha ku soo dhammaaday.
19/03/2026
Waxaan idinla wadaageynaa hambalyada munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga, dhammaan Ummadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, si gaar ahna shacabka Soomaaliyeed. Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii, salaaddii iyo dhammaan camalladii wanaagsanaa.
Ciid Mubaarak, farxad iyo nabadna ha idiin noqoto.
ูู ุนุงู
ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑุ ุฃุนุงุฏู ุงููู ุนูููุง ูุนูููู
ุจุงูุฎูุฑ ูุงููู
ู ูุงูุจุฑูุงุชุ ูุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงู.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Address
Mogadishu
00000