Dugsiga H/Dhexe iyo sare ee Khulafaa'u Raashidiin

Dugsiga H/Dhexe iyo sare ee Khulafaa'u Raashidiin

Share

0619003019

Photos from Dugsiga H/Dhexe iyo sare ee Khulafaa'u Raashidiin's post 14/11/2021

Maaaasha allaaaah

19/07/2021

WARGELIN Muhiim ah
Dhammaan bahda waxbarashada jecel waxaa lagu wargelinayaa in dugsiga H/Dhexe iyo sare ee ' u Rashidiin uu qaadanayo arday cusub sannad dugsiyeedka 2021-2022
fasalka #1-aad ilaa fasalka #12- aad.
Haddaba ku soo dhawaada dugsiga 'u Rashidin primary and secondary school.
Wixii faahfaahin intaa dheer kala soo xiriira xarunta dugsiga degmada Heliwaa gaar ahaan isgoyska ekiskoontorool balcad dhanka bari
ama wac.
Tel: 0615600350/0615616050

Photos from Dugsiga H/Dhexe iyo sare ee Khulafaa'u Raashidiin's post 19/07/2021

Waxaan ugu hambalyeyneynaa dhammaan Umadda muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed farxadda Ciidul adxaa Awgeed.
Ciid Wanaagsan
Alle ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan

.

18/07/2021

ASC

26/06/2021
17/05/2021

WARGELIN Muhiim ah
Dhammaan bahda waxbarashada jecel waxaa lagu wargelinayaa in dugsiga H/Dhexe iyo sare ee ' u Rashidiin uu qaadanayo arday cusub sannad dugsiyeedka 2021-2022
fasalka #1-aad ilaa fasalka #12- aad.
Haddaba ku soo dhawaada dugsiga 'u Rashidin primary and secondary school.
.G: Bilaha fasaxa dugsiga waxaa uu qabanayaa koorsooyin kala duwan.
Wixii faahfaahin intaa dheer kala soo xiriira xarunta dugsiga degmada Heliwaa gaar ahaan isgoyska ekiskoontorool balcad dhanka bari
ama wac.
Tel: 0615600350/0615616050

Photos from Dugsiga H/Dhexe iyo sare ee Khulafaa'u Raashidiin's post 06/05/2021

Ardayda Dugsiga khulafa'u Rashidin Gaar ahaan fasalka 12aad waxaan u rajeyneena guul iney ka soo hoyaan imtixaanka shahaadiga ah ee Wassaradda qaadeyso inshaa Allaah.
Guul wacan baan idiin leeyahey

Photos from Khulafa' U Rashidin Primary and Secondary School's post 16/12/2020
Photos from Dugsiga H/Dhexe iyo sare ee Khulafaa'u Raashidiin's post 13/12/2020

Alx waxaa shaley inoo bilowday oo taariikhdu ku beegneed 12/12/2020
imtixaankii dhexe sannad dugsiyeedka 2020/2021
wuxuuna ka bilawday xaruumaha kaladuwan dugsiyada khulafa'U Rashidin primary and secondary school oo ku kulayaal degmooyinka yaaqshiid iyo Heliwa
Guul wacan ayaan urajeyneynaa Dhamman ardayda soomaaliyeed

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Iskuulku Wuxuu Ku Yaal Degmada Heliwaa Gaar Ahaan Isgoyska Ekis Koontool Balcad Dhanka Bari
Mogadishu
DUGSIGAHOOSEDHEXEIYOSAREEEKHULAFAA'URAASHIDIIN