Machad Duratul Islaam

Machad Duratul Islaam

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Machad Duratul Islaam, School, Xaafadda Tabeelaha sh. Ibraahim xaafada maxamed nuur cali jimcaale ee kutaala saraha mataanaha safaari wadada bidix, Mogadishu.

DURATULISLAAM Waa machad aad kaheleesid waxbarasho aad usareesa Caruur iyo Ciroolaba , Macadka waxa uu kuu haya Culuumta diiniga noocyadeda kaladuwan(QURAANAKA iyo AXAADIISTA SUNNADA) waqtikasto waad helikartaa Macadka

20/03/2026

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمالciid mubaarak allah hana aqbalo acmaasha wanaagsan .

21/02/2026

Xalqada 1aad : kalimad kusaabsan fadliga soonka oo inoo soojeedinaayo maamulaha machadka duratul islaam ustaad :zakariye macalin cumar.

17/02/2026

Ramadaan kariim, dhammaaan ummadda muslimiinta ah meel waliba ay joogaan , allah ha inaga dhigo, kuwa ka faa, ideysta , bishaan barakaysan ee ramadaan .

15/01/2026

Qaar ka mid ah waalidiinta ardaydooda ka qalin jebiyeen machadka duratul islaam oo muujiyey dareenkoodi xafladda.

14/01/2026
14/01/2026

Kalimada mad kamid ah waalidiinta, oo lagu magacaabo cali maxamad cumar oo muujiyay dareenkiisa xafladda.

14/01/2026

Muuqaalka ardayda qalin jebisey machadka duratul islaam .

Photos from Machad Duratul Islaam's post 13/01/2026

Qaybtii 2aad sawirada xafladda qalin jebinta machadka duratul islaam

10/01/2026

Daawo muuqaalka xafladda qalin jebinta machadka duratul islaam oo ay dhacdey khamiistii taariikhda ay ku beegneed 8/1/2026

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Xaafadda Tabeelaha Sh. Ibraahim Xaafada Maxamed Nuur Cali Jimcaale Ee Kutaala Saraha Mataanaha Safaari Wadada Bidix
Mogadishu