Machadka al azhar

Machadka al azhar Kusoo dhawoow "Machadka al azhar" Ee quraan online kaga baran karto quranka kariim-ka

10/09/2026
14/06/2026

Maasha allah waa ardayda wax kabarato waaye machadka Al~ azhar qur aan online

01/06/2026

Kubaro qur,aanka adigo jooga gurigaaga.ama goobtaada shaqo

Machadka Al~ azhar qur,aan online waxoow kuu diyaariyey fasallo online ah oo tayo sare leh.

Waxyaabaha machadka lugu baranaayo waxaa kamid ah:
□ Farbarka iyo Hingaada
□ Xifdinta Qur'aanka kariimka
□ Sixidda dhawaaqa Tajwiidka
□ Barashada Ducooyinka iyo adkaarta
Barashada culuumta tajwiidka
Barashada tafsiirka qur,aanka kariimka
Barashada xadiiska nabigeyna scw
Barashada siirada nabigeyna scw
Barashada fiqhiga islaamka
Barashada naxwaha
Barashada farqurxiinta carabiga
Barashada qiraa aadka iyo ijaa zaadka
Macallimiin khibrad leh iyo jadwal kugu haboo ayaa kuu diyaar ah.

Ku biir maanta oo bilow safarkaaga barashada Qur’aanka Kariimka.

Wixii Fahfaahin ah nagala soo xiriir Whatsap nabar 61 7392443

09/05/2026

Ku baro hab casri ah Quraanka iyo higaada carabiga iyo shareecada islaamka qaab online ah adigo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo nagala soo xariir waxii fah faahin ah whatsapp nabar +252617392443

Kubaro hingaada carabiga hab online ah adigo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo
09/05/2026

Kubaro hingaada carabiga hab online ah adigo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo

05/05/2026

Thanks shaaqo fiican ayaa inoo qabateen❣️❣️✅️✅️

Address

Deyniile Oodweyene
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Machadka al azhar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category